Page 1 of 1

Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Thu Jun 07, 2012 5:06 pm
by grandpakhalif
Image

Waxaa magalada Nairobi ee xarunt wadanka kenya ka dhacay kulaan Albaabada ay u xirnayeen kaas oo dhexmaray R/wasaaraha dowlada kmg ah ee Somalia Cabdiweli Cali Gaasiyo hogaamiyaha Maamulka Azania Prof: Maxamed Cabdi Gandi.

Kulanka labada masuul aya waxaa diirada lagu sarayay isbadalada ka bilowday gobolada jubboyinka iyo hormarada ay samaynayaan Ciidamada huwanta ah iyo sidi R/wasaare gaas uu Prof:Gandi gacan uga siin laha in Maamulka Jubboyinka gacanta lo galiyo Maamulka Azannia .

Ila xog-ogaal ah aya waxaay warbahinta kismaayo24 u shegeen in R/wasaare gaas prof gandi ay ka wada hadleen sidi lo dardar galin laha howlaha maamulka Azania oo wayadan danbe ay ku yimaden habacsanan badan ka dib marki bulshada dagta 3 da gobol ee uu maamulkani shegtay ay si weyn uga soo horjeedsadeen Siyaasada Maamulka Azania.

Wararku waxaay intaasi ku darayaan in R/wasaare gaas iyo wafdi uu hogaaminayo in ay dhawan tagi doonan Gobolada Jubboyinka ayaga Shacabka jubboyinka ka dhaadhicin doona in ay qatan Maamulka Azania .

R/wasaare Gaas ayaa wayadan danbe si wey ula dhacsana Siyaasada Maamulka Azania waxana ila wargal ah ay tibaxayaan in isku xirka Maamulka Azania iyo R/wasaare gaas uu qayb libaax ka qatay Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole oo asaguna la dhacsan Maamulka Azania.

Iskudayga R/wasaare gaas u ku donaayo in Maamulka Azania u noqdo Maamulka ka talindoona Jubboyinka ayaa waxaa hortaagan caqabado badan oo ay ugu horeyaan Ciidamada Dowlada kmg ah ee ka dagalamaya Jubboyinka oo siweyn u diidan Maamulka Azania sido kale jabhada Raskambooni oo ayaduna kalin muqata ku leh howlgalada jubboyinka aya ayaduna diidan Maamulka Azania sido kale Dowlada Kenya oo horay u taageeri jirtay Maamulka Azania ayaan hada ku qanacsanayn Maamulkaasi.

isku soo wada duubo hormarka ay ciidamada huwanta ah ka sameyeen gobolada Jubbada hoose jubbda dhexe iyo Gedo ayaa waxaay hormuud u noqotay Shirar badan oo maalmahaan ka socday daafaha Calamka kuwaas oo beelaha wada daga jubboyinka ay uga tashanayaan Maamulka Xigi doona Maamulka Al-Shabaab ee hada gabalkiisa sii dhacayo.

---

Maxa ka jiray shirarkan yaab yaabkiis. they are enemies of Marehan walle.

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Thu Jun 07, 2012 5:11 pm
by insightful
The Prime Minister meets with relevant professional people, not a rag-tag militia from the most irrelevant part of Somalia. 8-)

The city will go to the majority.

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Thu Jun 07, 2012 5:13 pm
by The_Patriot
What has Kablalax done to C/waaq bald kid?

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Thu Jun 07, 2012 5:37 pm
by Awe
:up: :up:

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Thu Jun 07, 2012 5:42 pm
by Advo
:lol: :lol: @ kab iyo lax meeting. They are trying hard to undermine the real power of the region.

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Thu Jun 07, 2012 5:43 pm
by grandpakhalif
What has Kablalax done to C/waaq bald kid?
Listen your Reer Isaaq, I have family in Kismaayo while you have none.

These MZ troublemakers should mind their own business.

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Fri Jun 08, 2012 4:26 am
by Adali
What has Kablalax done to C/waaq bald kid?
Listen your Reer Isaaq, I have family in Kismaayo while you have none.

These MZ troublemakers should mind their own business.
don't pay any attention to this, Caabudwaaq is at least inside the same country as Kismaayo, its like he is from Iraq and your from Ontario but have family in Toronto who have lived there for generations, would you listen to an Iraqi tell you Toronto is off limits to you ?? nope, total nonsense waye.

we In Kismaayo, building homes and businesses, we have done so for the last 50+ years aggressively, during colonization there were Marehan dubats in Kismaayo just like there were Harti ones, we traveled through Kista to go Hajj, our camels were all over Jubba, even today NGO record Marehan camels movement from as north as Doollow to just north of Kismaayo, an annual migration. I bet camels from Degexbuur or Garisa don't move throughout Jubaland like ours from Beledxaawo and Doollow do, the Talhe inhabit Beerxaani and other Tuullos neighboring the Gaaljecel and Shiekhaal, nobody even sees Ogaden, the Gaaljecels are our buffer zone, we are not about to listen to someone from Degaxbuur or Garisa talk about two Somalia sister cities like Caabudwaaq and Kismaayo.

don't give the Iraqi air time, just ignore it completely !

as for this meeting, you know something is seriously fuck.ed up with the Kab iyo Lax are meeting. :lol:

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Fri Jun 08, 2012 4:37 am
by insightful
The frustration makes my day. :lol:

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Fri Jun 08, 2012 3:11 pm

Care to pass the shit you smoke. :lol: :lol: :lol:

Re: Qabilist Abdiweli and Failed politician meet.

Posted: Fri Jun 08, 2012 3:17 pm
by mody21
Image

Waxaa magalada Nairobi ee xarunt wadanka kenya ka dhacay kulaan Albaabada ay u xirnayeen kaas oo dhexmaray R/wasaaraha dowlada kmg ah ee Somalia Cabdiweli Cali Gaasiyo hogaamiyaha Maamulka Azania Prof: Maxamed Cabdi Gandi.

Kulanka labada masuul aya waxaa diirada lagu sarayay isbadalada ka bilowday gobolada jubboyinka iyo hormarada ay samaynayaan Ciidamada huwanta ah iyo sidi R/wasaare gaas uu Prof:Gandi gacan uga siin laha in Maamulka Jubboyinka gacanta lo galiyo Maamulka Azannia .

Ila xog-ogaal ah aya waxaay warbahinta kismaayo24 u shegeen in R/wasaare gaas prof gandi ay ka wada hadleen sidi lo dardar galin laha howlaha maamulka Azania oo wayadan danbe ay ku yimaden habacsanan badan ka dib marki bulshada dagta 3 da gobol ee uu maamulkani shegtay ay si weyn uga soo horjeedsadeen Siyaasada Maamulka Azania.

Wararku waxaay intaasi ku darayaan in R/wasaare gaas iyo wafdi uu hogaaminayo in ay dhawan tagi doonan Gobolada Jubboyinka ayaga Shacabka jubboyinka ka dhaadhicin doona in ay qatan Maamulka Azania .

R/wasaare Gaas ayaa wayadan danbe si wey ula dhacsana Siyaasada Maamulka Azania waxana ila wargal ah ay tibaxayaan in isku xirka Maamulka Azania iyo R/wasaare gaas uu qayb libaax ka qatay Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole oo asaguna la dhacsan Maamulka Azania.

Iskudayga R/wasaare gaas u ku donaayo in Maamulka Azania u noqdo Maamulka ka talindoona Jubboyinka ayaa waxaa hortaagan caqabado badan oo ay ugu horeyaan Ciidamada Dowlada kmg ah ee ka dagalamaya Jubboyinka oo siweyn u diidan Maamulka Azania sido kale jabhada Raskambooni oo ayaduna kalin muqata ku leh howlgalada jubboyinka aya ayaduna diidan Maamulka Azania sido kale Dowlada Kenya oo horay u taageeri jirtay Maamulka Azania ayaan hada ku qanacsanayn Maamulkaasi.

isku soo wada duubo hormarka ay ciidamada huwanta ah ka sameyeen gobolada Jubbada hoose jubbda dhexe iyo Gedo ayaa waxaay hormuud u noqotay Shirar badan oo maalmahaan ka socday daafaha Calamka kuwaas oo beelaha wada daga jubboyinka ay uga tashanayaan Maamulka Xigi doona Maamulka Al-Shabaab ee hada gabalkiisa sii dhacayo.

---

Maxa ka jiray shirarkan yaab yaabkiis. they are enemies of Marehan walle.
Cool story :ugeek:
Image