Ethiopians leave B/Xaawo, Shabaab gets ready to enter
Posted: Tue Jun 12, 2012 10:36 am
Ciidamada Ethiopia oo ka Baxay Beledxaawo
June 12th 2012 ยท 0 Comments
Beledxaawo ( DHM-News);-Wararka naga soo gaaraaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa soo sheegaaya in Ciidamada Ethiopia oo degmadaasi ku sugnaa muddooyinkii lasoo dhaafay ay ka baxeen.
Ciidamada Ethiopia ayaa xalay gelinkii dambe ka baneeyey degmada Beledxaawo, waxayna u dhaqaaqeen dhanka degmada Doolow oo ay markii hore kasoo galeen.
Ilaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee keentay in Ciidamada Ethiopia ay ka baxaan degmada Belexaawo, hase yeeshee waxay arrintaan kusoo aadaysaa xilli Ciidamada Ethiopia ay labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka baxeen deegaano katirsan gobolka Galgduud.
Saraakiil katirsan Dawladda iyo Ahlusunna oo kusugan degmada Gobolka Gedo ayaa ka gaabsaday in ay faah faahin ka bixiyaan ka bixitaanka Beledxaawo ee Ciiidamada Ethiopia.
Xaaladda guud ee degmada ayaa deggan waxaana magaalada kusugan Ciidamada Dawladda iyo kuwa Ahlusunna.
Now they are gone, no one is able to defend the town.