Anigu runti Ilaahey hortii labo nin oo meel isku qabsada ayaan u kala gar qaadi kara .Sahan, you heard Abdiwahab's "stay in your northern @#!*% " comment. I honestly don't see what is there to rejoice here when that's all you hear, specially from people who your to share a capital with.
Now adigona Irirnimo igu rixiin bal inoo kala gar qaad ninka
Is yeel -yeel ka , xinka iyo xaasidnimada , mukur iyo been abuurka wax rag lagu arki jiray ma'aha .
Abdiwahab nin Sacad Habar Gidir oo Hawiye ah weeye .
Adigu nin majeerten oo hartida daaroodka ka socda baa isku sheegta .
Anigu na nin Isaaq ah oo habar awal ah baan ahay .
3 qabiil baynu kala nahay .
Runtu waxa weeye , hawiyeha la ba ma maqlo .
Daroodkiinan na , waxaabad iska dhaadhiciseen inaad ka ba saraysaan hawiyaha .
Anaga Isaaqeeni na , buuqiini baa inagu batay oo ,waxaynu damacaynay iney nu idin ka ba guurno .
Meesha aniga waxa ii muuqata marka sidey xaaladu tahay maanta , in anaga na arrinteeni inoo surtogeli wayday
Anigu haddaba waxaan gartay in aynu hor iyo horaan ba Daaroodka ina la dega , wax la qabsano .
idinka na waxaan idin ku la talinaya in Sacad iyo hawiyaha idin soo xiga aad gogosha u fidisaan .
Wakaa saxib sidaaseynu insha Allah ku wada badbaadeyna






