
TFG list:
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare- Prof. Axmed Caydiid Ibrahim (Dhulbahante)
Wasiirka Arrimaha Dibedda,- C/llahi Shiikh Xasan (Reer Awdal-Samaroon)
Wasiirka Arrimaha Gudaha- C/Samad Macalin Maxamud
Wasiiru-dawlaha Arimaha Dibedda
Wallee Eydoorkii waxay ku hadli doonaan baan la yaabanahay mar haddii Dhulbahante iyo Samaaroon lo hor fadhiisiyey.





