Dilalka qorsheesan ee lala bartilmaamesanayo siyaasiyiinta, wax garadka, aqoonyahanada iyo wadaadada yaa ka dambeeya?
Maxaa loo qaban la'yahay dadka fulinaya qorshaha?
Wax baaritaan lagu hayo ama cid tuhun lagu hayo majirto.
Cidii laga dareemaa wadanimo shirqool ayaa loo maleegayaa, markii la qaarijinaya baaritaan lagu waxeeyo ma aragno.
Sidaas awgeed ma la oran karaa rag dowlada ka tirsan ayaa ku lug leh?
Mar hadii dambiilaha iyo garsooraha mid wada noqdaan cadaalad miyaa filan kartaa? Jawaabtu waa maya sidaan filayo oo waa igu raacsantihiin.
Labo magac ayaa meelaha la wareejinaya inay ka dambeeyaan dilalka qorsheesan.



