Beesha Dhulbahante ayaa manta ka shiray waxaa kala gudboon Shirarka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee ka socda Duleedka Nairobi.
Gabagabadi shirarki beesha dhulbahante ee gobolada jubboyinka ay lahayeen ayaa waxaa laga soo saray Warsaxafadeed wana sidaan hoose ku qoraan.
Ku: Dhamaan Dhaqanka Beelaha Jubbooyinka.
Ku: Dhamaan Jaaliyadaha Khaatumo State of Somalia
Ku: Golayaasha Maamulka Khaatumo.
Og: Golaha Sare ee Dhaqanka Khaatumo.
Salaam kadib, shirar isdaba joogay oo ay yeelatay beesha dhulbahante ee deegaanka Jubbooyinka 26June 2012, 15 July,17July 2012 oo lagu qabtay NBI Kenya .
Shirkan oo ay ka qaybgaleen madaxda dhaqanka,siyaasiyiin, xubno ka tirsan barlamaanka DKMG, jaaliyada NBI iyo waxgaradka beesha .
Kulamada waxaa ka soo baxay goaanadan hoos ku qoran:-
1. Beeshu waxay si weyn u taageersantahay talooyinka lagu midaynayo Gedo,Buale iyo jubbada Hoose , waana fursad qaali ah oo wax ka tari karta geedi socodka nabada .
2. Beeshu waxay kaga qaybgelaysaa wada hadalada iyo talooyinka socda beelahaan iyada oo aan cidkale wakiil ka ahayn
3. In nabad lagula noolaado beelaha deegaanka.
4. In beeshu meel kasta ay joogto ka qaybqaadato nabada iyo dhismahajubbooyinka
5. In dadkii ka qaxay dib ugu soo laabtaan kana qaybqaataan nabada iyo
6. Beeshu waxay magacawday 7 xubnood oo uga qaybgelaya arimaha Jubbooyinka
maalgashiga Jubbo kana qayqaata nabadaynta,horumarinta,maamul u samaynta
iyo siyaasada jubbooyinka.
Magacyada gudiga waxaa kuwan hoos ku qoran:
1. Maxamed Axmed Jaamac Boodhe
2. Axmed Salaad Baqow
3. Cusman Xaaji Nuur
4. Col. Cabdicasiis aganje ( Garamgaram)
5. Col.Cali Xasan Axmed
6. Faarax Cawad Jaamac
7. Faarax Maxamed Cabdi
TO WHOM IT MIGHT CONCERN
The Dhulbahante Jubbaland community consisting of traditional leaders, politicians, TFG parliament members, elders and intellectuals has held three consultation meetings in Nairobi, Kenya on 26 June 2012, July 15, and July 17,2012. Main issues discussed were how to positively take part in the process of establishing Jubbaland State under the federal constitution of Somalia, finding lasting solution to Jubbaland regions, strategizing best ways to contribute to the realization of Jubbaland State and the whole Somalia as well. In all of these three meetings the community has given more concern about what could work well for all the inhabitants of Gedo, Lower Jubba, and Middle Jubba Regions. The community understands importance of the incoming phases of the Jubbaland Conferences and summarily will take part in steering the conference to right direction for the common good.
Following the deliberation of the last meeting of the Dhulbahante community hailing from Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba regions on the 17th July, 2012, several important decisions has been reached. These may improve the dynamics of the Jubbaland conferences. Below are some of the important points:
1. Dhulbahante community supports hundred per cent the creation ofpeaceful, equitable and prosperous state of Jabbaland, comprising merger Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba regions.
2. In the interest of Dhulbahante people of Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba and also in the interest of the smooth running of the process of creating a viable state of Jubbaland in the near future, the Dhulbahante community took a decision to participate in all discussions as Dhulbahante team only.
3. The Dhulbahante Community should work to fine tune the language of the political discourse in conference arena and should endeavor to contribute vehemently to the success of the current Jubbaland Conference.
4. The Dhulbahante community calls on all dhulbahante people who fled from their homes, farms and business must return and contribute to peace and state building efforts and should also endeavor to invest in their areas of interest in the regions at large.
5. The Dhulbahante community, during their last conference, has appointed a committee of 7- members and has given them as a team mandate to participate, discuss, and contribute to any issues raised in the Jubbaland conferences, meetings and debates either within the Somalis or with the international community.
Here are the names of the committee members:
1. Maxamed Axmed Jamac (Boodhe)
2. Axmed Salaad Baqow
3. Col. Cabdicasiis Aganje (Garamgaram)
4. Col. Cali Xasan Axmed
5. Cusmaan Xaaji Nuur
6. Faarax Cawad Jaamac
7. Faarax Maxamed Cabdi




@ the unrecognized calling the IGAD/UN/AU recognized State, imaginary.