Page 1 of 1

Geedi enters presidential race kkkk

Posted: Sun Aug 12, 2012 3:35 pm
by grandpakhalif
Image

Nairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Cali Max’ed Geeddi oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay isagoo ku sugan dalka Kenya in uu yahay murashax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya.

Cali Max’ed Geeddi ayaa waxa uu sheegay inaysan shaki ku jirin in uu imaanayo dalka Soomaaliya, maadaama sida uu tibaaxay ay dad badan is waydiinayaan xilliga uu imaanayo Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.

Mr. Geeddi ayaa taageerayaashiisa ugu hambalyeeyay in uu imaanayo Muqdisho, uuna u taagan yahay xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya, isagoo dhinaca kale dowladda KMG ah ugu baaqay inay xaqiijiso ammaanka Murashixiinta iyo taageerayaashooda, wuxuuuna intaasi ku daray in ciddii ay shacabka doorato ay dalka hoggaankiisa hanan doonto.

“waxa loo baahan yahay mar haddii doorasho ay dhaceyso in Madaxda hadda xilka ka haysa Dowladda inay is casilaan, kaddibna ay isa soo sharaxaan” sidaasi waxa yiri Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumadda KMG ah Cali Max’ed Geeddi.

Muqdisho waxaa soo gaaraya Mas’uuliyiin badan oo isu soo taagayay qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya.

:pac:

Re: Geedi enters presidential race kkkk

Posted: Sun Aug 12, 2012 3:40 pm
by Executive
:lol: The funny thing about the picture you posted was when Interpol, FBI and Ugandan police reconstructed that picture and said it was the suspect behind the bombings in Kampala. Do you remember? :lol:

Image

Re: Geedi enters presidential race kkkk

Posted: Sun Aug 12, 2012 6:28 pm
by Khalid Ali
This guy doesnt have the support of the Abgaal not even his wacbuudhan sub clan support him its either sharif or baadiye for the Mudulood.

Re: Geedi enters presidential race kkkk

Posted: Sun Aug 12, 2012 10:35 pm
by Cirwaaq
The NEW president is already decided don't be fooled into thinking there is any decisions left to make... :down:

We await the decision.

Image