Moderator: Moderators


Hawadle will always vote for the Mudulood over anyone else after all we are their Abti but Habar Gidir and Murusade will vote for Farmaajo and when sharif Sakin is out i also expect the Digil vote to switch to sharif Ahmed.In all honesty Farmaajo is a minor in this election he has no big base other than his own. Even if HG support him 30 seats is not enough to get him to the
seat. Were's Sharif Sakiin and Sheikh Shariff have made many allies that can get them the votes needed. Abdiweli seems to be doing more better than
Farmaajo he has made some pacts with Hawiye sections like the Hawadle, he also has the backing of majority of the Harti and other allies.

Even some of abdiwel people are on board, the way things going for farmaajo he might secured 199 votesXildhibaan Xassan Xaaji ayaa sheegay in hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay musharax Maxéd Cabdullaahi (Farmaajo) inuu noqday halka ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho, isagoo xusay in xildhibaanada baarlamaanka ay maalin walba ay soo buux dhaafiyaan guriga Farmaajo, ayna u muujinayaa kalsoonidooda ku aadan in ay codadkooda siinayaan marka la gaaro tartanka doorashada.
"Xildhibaanada beelaha Soomaaliyeed oo ay ugu horreeyaan Daarood & Hawiye waxey soo buux dhaafiyaan hoyga uu Farmaajo degan yahay, marka aad isku fiiriso Cabdiweli oo isku gadaamay 20 xildhibaan oo beeshiisa ah & Farmaajo oo aad ka dhex arkeyso Soomaali oo dhan waxaad dareemeysaa inuu jirto farqi weyn oo u dhexeeya labadda nin`ayuu yiri Xassan Xaaji, wuxuuna intaa ku daray in Cabdiweli uu galay xero qabiil, halka Farmaajo na uu sheegay inuu ku jiro xeyndaab Qaran`
Sidoo kale Xildhibaan Xassan Xaaji wuxuu sheegay in Farmaajo lagu xusuusto 6-dii billood ee uu dhidibada u aasay maamul wanaag & hanaan dowladeed oo qof waliba lagula xisaabtamayo wax qabadkiisa.
Farmaajo wixii uu qabtay ilaa hadda waa wax Soomaali oo idil ay si practically ah u aragtay, waxaana xaqiiqo ah in xildhibaanadu u codeyn doonaan xaqa`ayuu yiri Xassan Xaaji.
So AbdiKarim is reer Koonfur, it all makes sense now^ Abdikarim Jama and Sheikh Sharif grow up together in Jowhar. So their relationship goes way back



i was kidding with you bro^ Whats wrong with you. We will play the game like everyone else. btw I am also reer konfuur

osob101Eaglehawk
Abdikarim wee reer koonfour dhiin maaye kugu heesaeveryone knows Abdikarim basically lives in Villa Somalia and he has his own agenda and interest like everyone else. Play the game eebow


still after 21 years the only thing you can do is habaar from distance, watch how I reconquer koonfurEaglehawk, it will be funny to see you guys once you fall on your face again and Mr Cheese comes a lonely 3rd as will be the case.


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: mahoka and 17 guests