Page 1 of 1

Agreement between Sheikh Sharif & Farmajo?

Posted: Sat Aug 25, 2012 12:05 pm
by Executive
Some websites are speculating a pact between Farmaajo and Sheikh Sharif


Shiekh Sharif Iyo Cabdulahi Farmajo Oo Heshiis Siyasada wada Gaadhey

Xilika Kala Guurka siyaasadeed ee Musharixiinta Soomaaliyeed ,ayaa marba mar is badaleysa ,waxaana aaad arkeysaa ,marka qaar in siyaasiyiinta Soomaaliyeed ,ay kala fakrir duwanyihiin oo mar mar ay si ku qabtaan siyaasada ,waxaana jirta in siyaasin mudo si ku khilaafsanaa siyaasada Soomaaliya ,ay is ku soo dhawaanayaan ,qaar koodna, ay ka la sii dhaqaaqyaan,oo murankooda siyaasadeed uu cirka ku sii dhagaayo.
Dowladihii nasoo maray waxaa hareeyey is qabqabsi siyaasadeed oo sabay in ay bosoka ka bxaan siyaasiyiin Qabtay , Xilaka Ra,isulwasaraha ,iyadoo ay is ku dhacaan Madaxweynaha markaasi xilka haya,taasi oo sabata in awood meel ay ka timid aan la aqoonin uu xilka ku waayo Wasirrka 1aad.
Siyaasiyinta is qabatay waxaa ka mdi ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Shariif sheekh Axmed iyo Ra’isulwasrihii hore Maxmed Cabdulaahi Farmaajo ,oo markii la xalin waayey arimahooda sabatay in uu is casilo farmaajo ,iyadoo farmaajo Muranka ugu weyn ee uu xilkiisa , ku waayey uu markii hore ka yimdi Gudoomiyihii hore ee Barlamanka Soomaaliya Shariif Xasan sheekh Adan ,iyadoo markii danbe dano siyaasadeed uu u raacay Madaxweyne shariif ,shariif xasan.
Manata waxaa is badalay, wax badan waxaana laga gudbay Kumeel gaarkii waxaana loo dhaqaqay wadii ,qaran Soomaaliyeed lagu dhisilahaa , waxaana hada inata badan dadka siyaasada is ku hayey ay yihiin Musharixin u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya,waxana markii lagu dhaariyey Muqdisho Xildhibanada Cusub ,bilowday in ay qar kamid ah Dadkii siyaadsada is ku hayey ay is cafiyaan oo ay bilaaban siyaasad cusb ,Madaxda iscafisay ,waxaa ka mdi ah oo si qarsoodi ah oo la shaacinin u kula may Shariif sheikh Axmed Iyo Farmaajo iyagoo iscafis iyo is badal siyaasaded ka wada halay .
Labada Mas,uul ayaa waxaa ay ku heshiyeeyn in ay wada shaqeyaan hadii mid kood uu helo xilka Madax weynaha Soomaaliya taasi waaxa y fijiciso ku noqoatay Musharixintii kale ee tartamayey waxaana laga yaab in shariif Axmed iyo Farmaajo bilabeen siyasad cusub oo ay ku balameen ,taasi oo ah in labada xil ee ugu sareysa sida Madaxmweynaha iyo Ra’isul wasaaraha ay kala qataan .

Re: Agreement between Sheikh Sharif & Farmajo?

Posted: Sat Aug 25, 2012 6:06 pm
by FAH1223
money is one hell of a drug