Warar hoose oo somalinet member helay ayaa waxa lagu sheegay, inuu madaxweyniihii hore ee dowladii taagda darneed ee waqtigeedu dhamaadey uu iskaga cararey aqalka ville somalia uu ka daganaa magaalada mogadishu markay soo baxdey warar sheegaya inuu ku gacan sermay koox xulufadiisa ah oo uu la doonayey inay ka mid-noqdaan barlimaanka soomaaliya siduu uhelo cod uu kusoo laabto mar kale iyadoo hal maalin ka harsan tahay maalinta lasoo magacaawayo gudoomiya rasmiga ah ee barlimaanka. dad ku taqaqusay Raad raaca siyaasada ayaa waxay saadaaliyeen inuu shiekh shariif ku sii jeedo buuraha galgala, xagaasoo ay uga diyaarsan yihiin koox hubaysan oo dagaal kula jira degaanka puntland. bal waxii so kordha kala soo xiriir thread kaan
posting.php?mode=post&f=250