Moderator: Moderators


one of the comments.Horta meeshaan wax saas ysii weeyn maku maqlo, mana u maleenaayo in nin soomaali eh oo walibana majeerteen kasii eh hadana rajo kaqabo inuu meel kaxukumo soomaaliya oon wada ogsoonahay ineey waqtigaan kamidtahay qeyb ethiopia eh sida farta loogu yeero, inuu saan camal u hadlo mafahmin aniga seey sax kutahay. Laakiin waxaan umaleenaa ineey sheekadaan iska tahay dacaayadihii udhexeen jiray Iljeex iyo Dhabayoco, sababtoo ah labadooda markasta wexey isku yihiin TOM @ JERY.


Nin karmeed saasa ka raaba iska dhiciBruv Sacad lama tartami karo Abgaal Cusmaan marnaba, anagu hawsha HN waan wadeynaa waana hogaamineynaa HN sidii aan u hogaamineyney weligeen, masuuliyaadaas waan nqaan sida aan uga soo baxno marka Tom and jerry la ciyaara jaarkiina ama bada ku dhaca.

AW wuxuu rabo ku hadlaa, Sheikh Sharif waa kuwii gabadha ula soo ordey markuu Galkacyo ugu tagey, markaasu AW leeyahay respect uma hayno president Sharif. Cabdiweli gabar xataa wey utuuri waayeen,Tom and jerry markaa waa run soomaaha?


Waryaa A/W, Minister A/weli Gas has gone up in my estimation, and spoke nothing but the truth. He is obviously speaking to Puntlanders, so therefore he is speaking to matters mostly concerning them, otherwise he said nothing wrong, and nothing for him to be ashamed of, or to be considered "sir fakatay".



Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Ah12 and 31 guests