Ma laga yaabaa, ragaas codkooda inuu u isticmaalo gorgortan uu ugu soo laabanayo tiyaatarka siyaasada?
Anigu waxaan qiyaasayaa, Shariif AXmad iyo Cabdiweli Gaas labaduba inaysan codka Digil Iyo Mirifle toona helayn.
Waxaan sidaas ku iri sababo la xiriira kuwa aan hoos ku taxayo:
1) Madaama uu isaga xil madaxnimo waayay, inuu u aqoonsado xil madaxnimo labada ay isla shaqeen jireen oo kala ah Shariif Axmad iyo Cabdiweli Gaas.
Inta Kale idinka ku darsada.



