Page 1 of 1

Farmaajo hadii ladoorto Koolada waan dhaafayaah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:17 am
by caburiye1
http://kismaayo24.com/?p=43274

Kulahaa Koolada waxaan bilaabay markii laga qaaday kursiga hadana waan dhaafayaah hadii ladoorto. Schoolna waan kunoqonaah lol I don't even believe this baby is koola dhuuq. waa Actor ay soo kiraysteen Kismaayonews

Re: Farmaajo hadii ladoorto Koolada waan dhaafayaah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:51 am
by DayaxJeclee
wuu koolaysan yahay, hadalka xataa si fiican ma uga soo baxaayo. maskiin, ilaahay ha badbaadiyo

Re: Farmaajo hadii ladoorto Koolada waan dhaafayaah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:58 am
by Advo
Farmaajo even inspires the drug addicts to kick the habit

I mean what can this man NOT do :wtf:

Nooloow aabe farmaajo nooloow guulsade I mean guulwade!

Aabihii revolutionkii labaad!

Re: Farmaajo hadii ladoorto Koolada waan dhaafayaah

Posted: Wed Sep 05, 2012 5:03 am
by Advo
I personally pledge if farmaajo gets elected to lose weight by joining a gym inshallah, I am inspired by the inspiration of that strong but conflicted young man, his brain might have been badly damaged but his still more reasonable than most of farmajodiid camp.

Re: Farmaajo hadii ladoorto Koolada waan dhaafayaah

Posted: Wed Sep 05, 2012 5:06 am
by DayaxJeclee
Farmaajo noolow nooh :up: :lol:

Re: Farmaajo hadii ladoorto Koolada waan dhaafayaah

Posted: Wed Sep 05, 2012 5:17 am
by Eaglehawk
Farmaajo even inspires the drug addicts to kick the habit

I mean what can this man NOT do :wtf:

Nooloow aabe farmaajo nooloow guulsade I mean guulwade!

Aabihii revolutionkii labaad!
new goverment employee benefits(booli qaran2.0)
Image

after having learned about creative accounting I was like
Image

there noting better then jumping on the wagon or benefiting from another mans achievement, this cow is definitely milky

Re: Farmaajo hadii ladoorto Koolada waan dhaafayaah

Posted: Wed Sep 05, 2012 6:28 am
by Executive
Even the glue sniffing kids support Farmaajo :lol:

Re: Farmaajo hadii ladoorto Koolada waan dhaafayaah

Posted: Thu Sep 06, 2012 4:07 pm
by Saraxnow
Now why would anybody stick pictures on sick kids like that and take pictures?