Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Crusader Governor of Somalia advices mp's

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Crusader Governor of Somalia advices mp's

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Sep 07, 2012 8:41 am

Danjire Augustine Mahiga oo Xidhibaannada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya kula taliyay inay doortaan Hoggaamiye Aragti fog

Jimco, September 07, 2012 (HOL) — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya, Danjire Augustine Mahiga ayaa xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ugu baaqay inay soo doortaan hoggaamiye soo dhisi kara dowlad wanaagsan oo macquul ah sida hoggaanka mideysan ee baarlamaanka Soomaaliya.

Danjire Mahiga, wuxuu ku tilmaamay baarlamaanka hadda jira inuu yahay kii ugu aqoonta badnaa ee matala shacabka oo abid soo mara taariikhda Soomaaliya, isagoo xusay inay ogaadaan xildhibaannadu inay yihiin hay’add lagu aamay ayaaha dalkooda.

Isagoo ka hadlayay diyaar-garowga doorashada madaxweynenimo ee Soomaaliyeed ayaa wuxuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo bulshada caalamka ay indho gaar ah ku eegayaan maalmaya yar ee harsan iyagoo qaba rajo iyo hami weyn, waana inaad kasoo dhalaashaan hamigaas.

"Murashaxiintu madaxweynaha waxay idiin soo bandhigi doonaan qorshayaashooda siyaasadeed, dhageysta oo xulashadiina ku saleeya sida ay u kala wanaagsan yihiin," ayuu yiri Mahiga, "Run iyo been waxaa maalin uun kala caddaan doona wararka sheegaya in musuqmaasuq iyo laaluush bixin ay jiraan si la isugu dayo in codadka la iibsado."

"Codadka la dhiibanayo waa sir mana ogaanayo qof dhiibanaya codkiida iyo alle awoodda leh ee uumay lama ogaan karo qofka aad codkaada siisay – laguma ogaan doono mana dhici doonto in la idinka aar guto," ayuu Mahiga ku yiri warqaddiisa furan.

Augustine Mahiga wuxuu xildhibaanada baarlamaanka ka codsaday inay ka fikiraan codkooda iyagoo ka fikiraya wanaagga dalkooda, sidoo kalena wuxuu kula taliyay inay ogaadaan inuusan saarnayn waajib aan ahayn kan dal.

"Dooro murashaxa noqon doona daacad kana soo bixi kara hoggaaminta dalka ee leh argti fog oo ku habboon afarta soo socota ee dhismaha iyo isbedelka nabadda Soomaaliya," ayuu yiri Danjire Mahiga oo la dardaarmayay xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ugu dambeyn, ergaygu wuxuu kusoo gabagabeeyay warqaddiisa furan: "Sharaftiina iyo fursaddiinna waxay ku jiraan cod dhiibashada qarsoodiga ah, ha ogolaan in fursaddan ay siibato 10-ka bishan September ee soo socota."

Hadalka danjire Mahiga ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo ay Muqdisho ka socdaan ololayaal fara badan oo murashax walba u ku doonayo inuu ku kasbado xildhibaannada baarlamaanka si ay isaga codka u siiyaan uuna ugu guuleysto hoggaaminta Soomaaliya afarta sano ee soo socota.


The ruler of Somalia on behalf of the Disbelievers has spoken.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 24 guests