Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

nin reer mudug

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

nin reer mudug

Postby Advo » Mon Sep 10, 2012 11:51 pm

Nin reer mudug ah baa jidka lugu heeystey being excused of stealing

Wuxuu ku dhaartey "walahi billahi tallahi quranka jamaca ah wax aan xadey majirto"

Ninkale oo reer mudug ah walking by baa intuu qosley buu u yimid

War kaleexda "waryaa war qoodhahaaga, xininyahaga, xiraadada baan kugu dhaarshay"

Markaas intuu alaabtii oo soo xaday dhulka ku tuurey buu yiri "abahaa lagub war nin waxaas luguma dhaarsho!!! "

:dead: :dead: :dead:

User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: nin reer mudug

Postby Barwaaqoiyobashbash » Mon Sep 10, 2012 11:55 pm

"Excused" :deadrose: Edit that fool.

User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: nin reer mudug

Postby Barwaaqoiyobashbash » Tue Sep 11, 2012 12:00 am

This guy is HILARIOUS!!!

LOOOOOOOOOOL!!!!!!! :deadrose: :deadrose: :dead:

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: nin reer mudug

Postby Advo » Tue Sep 11, 2012 12:05 am

"Excused" :deadrose: Edit that fool.

Im on cloud 9 :myman:

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: nin reer mudug

Postby Lamagoodle » Tue Sep 11, 2012 12:06 am

Good one Advo;

Nin reer Mudug oo la yiraahdo DHOORE ayaa Xamar yimid.
Wuxuu raacay bas
Waxyar kadib baskii baa waxaa soo raacey gabar
Basku ciriiri buu ahaa.
Markaasi ayaay ku tiri; adeer JUG DHEH
Markaasu yiri; JUG
Intaay qosol la dhadey ayaay tiri “"Ar waxaan dhoorahaan maxaa waaye"

odaygii wuxuu u qaatay intay gabadhu taqaano
Markaasu la soo boodey:

"allow wax na yaqaan ha noo waayin, adeer tumaad aheyd?

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: nin reer mudug

Postby Advo » Tue Sep 11, 2012 12:15 am

Loooool lamagoodle

Waabaa abdullahi yusuf AUN lawareeysanaayey

Asagoo hadlaayo bu yiri "adeer arabta waxeey ku maahmaahdaa "insert aayat"

The guy goes "adeer maahmaah ma'ahan ee waa aayat quraanka ah"

Abdullahi yusuf : "kaba fiican"

:dead: :dead: :dead:

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: nin reer mudug

Postby Lamagoodle » Tue Sep 11, 2012 12:28 am

Adv.
I heard that one too!

Waayihii hore filimada cusub waa la xayeeysin jirey. Gaar ahaan goboloda sida Mudug
Gaari uu maaykarafoon ku xiranyahay ayaa xaafadaha ku wareegi jire.
Maalin maalmaha ka mid ah filim Hindi ah oo cusub ayaa la xayeeysiinaayey
Wuxuu yiri ninkii maaykarafoonka watay
Waa filin cusub waxaa idiin jilaayo inankii la yaqaanay ee tinta jilicsanaa iyo gabadhii wajiga barta kulahayd. Filinka wuxuu leeyahay shan hees iyo sadex feer yuusan kudhaafin . Ninkii aan daawanin waa eey eey dhalay naagtuu aan daawanina naag ma aha.

Xilaheeyga dalaaqan!
Atooruhu haduu dhintu lacagtaadu waa celis.
.

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: nin reer mudug

Postby Lamagoodle » Tue Sep 11, 2012 12:35 am

A true story

Nin aan qaraabo nahay ayaa Yurub iigu yimid.
Wuxuu ka yimid Mudug oo waa la soo xambaaray
Waxaan u gaday dhar uu dhaxanta iska celiyo
Maadaama dhaxantu aay dhaawac u keeni karto faruuraha, waxaan u gaday LIB ISTIG.
Intuu saas u fiiriyey ayuu yiri; war waxaani waa maxay?
Waxaan ku iri adeer afkaa la marsadaa.
Intuu dhulka ku tuuray ayuu yiri; hoogayo ba'ayey! War naga daa waan ku ISTIMAYAA

Laga bilaabo maalintaasi odeyga waxaan ugu yeernaa ADEER ISTIIN

Jam Street
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1451
Joined: Thu Mar 19, 2009 5:32 am

Re: nin reer mudug

Postby Jam Street » Tue Sep 11, 2012 5:04 am

Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.

Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri

"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"

Kii kale aa intuu soo booday yiri

"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".

User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: nin reer mudug

Postby Barwaaqoiyobashbash » Tue Sep 11, 2012 5:09 am

Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.

Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri

"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"

Kii kale aa intuu soo booday yiri

"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
AHAHAHHAHAHAH!!!!!!!!!!! :deadrose: :deadrose: :dead:
Last edited by Barwaaqoiyobashbash on Tue Sep 11, 2012 5:24 am, edited 1 time in total.

User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: nin reer mudug

Postby Barwaaqoiyobashbash » Tue Sep 11, 2012 5:11 am

A true story

Nin aan qaraabo nahay ayaa Yurub iigu yimid.
Wuxuu ka yimid Mudug oo waa la soo xambaaray
Waxaan u gaday dhar uu dhaxanta iska celiyo
Maadaama dhaxantu aay dhaawac u keeni karto faruuraha, waxaan u gaday LIB ISTIG.
Intuu saas u fiiriyey ayuu yiri; war waxaani waa maxay?
Waxaan ku iri adeer afkaa la marsadaa.
Intuu dhulka ku tuuray ayuu yiri; hoogayo ba'ayey! War naga daa waan ku ISTIMAYAA

Laga bilaabo maalintaasi odeyga waxaan ugu yeernaa ADEER ISTIIN
"ISTIMAYAA" maxaa waaye>??

User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: nin reer mudug

Postby Oba » Tue Sep 11, 2012 5:17 am

Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.

Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri

"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"

Kii kale aa intuu soo booday yiri

"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
Image walahi this is far one of the best reer Mudug jokes i ever heard :lol: :lol:

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: nin reer mudug

Postby DayaxJeclee » Tue Sep 11, 2012 6:34 am

Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.

Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri

"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"

Kii kale aa intuu soo booday yiri

"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
Image walahi this is far one of the best reer Mudug jokes i ever heard :lol: :lol:
:lol: :lol: :down:

COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: nin reer mudug

Postby COOL-MAN » Tue Sep 11, 2012 7:31 am

:lol: :lol:
Hada ka hor aya nin ogadeen ah oo ku
magac dheeraa macalin cabdullahi (duksi macalin) oo doobnimada ku dheeraaday ayaa gabar lagu daray. Gabartii markii uu habeenkii u tagay ayaa waxuu yidhi naa i dhig i dhig . wax aan moowd u maleeyo ayaa ihayee i dhig naag yahey.
Markii uu dhameystay Howshiisii Hadana ku yidhi naagtii Subaxii markan ilamaha dugsiga Fasaxo Adiga oo Qaawan oo Sariirta saaran aan kuu imaado. Duhurkana Sidii oo kale. Casarkana Sidoo kale.
Marki uu 7Cisho sidii ku jiray ayuu Milmay, oo miirmay,
Maalintii 8aad Subaxdii markii uu ilmaha Dugsigii ka fasaxay Asagoo luudayo ayuu jihada gurigiisa soo aaday .
Albaabkii markii uu horistaagay ayuu isku qabtay Taloow magashaa mise waad ka joogtaa.
Naagtii oo qaawan oo sariirta saaran ayaa waxey tidhi waa'ayo qofka irida hortaagan.
Waxuu Ku jawaabay:-
Waa Macalin C/laahi oo Bartaas kuu soo dhaafeynin :lol: .

COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: nin reer mudug

Postby COOL-MAN » Tue Sep 11, 2012 7:44 am

Oday Abgaal ah ayaa salaadii duhur ka dib masaajid ka istaagay.
Areey gabarteey waa qangaartay , inta muslin ah ee meesha ku soo dukatay nin alle iyo ninkii diyaar ah gacanta kor ha u taago waan ku darayaa areey xabadna kama rabo.
Nin jareer ah ayaa gacanta taagtay.
intuu fiiriyay ayuu yidhi.
Waryaa masaajidka ciyaarta ka daa.. :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 12 guests