Moderator: Moderators
Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.
Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri
"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"
Kii kale aa intuu soo booday yiri
"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
Adeer Masajidka Ciyaarta kaada.Oday Abgaal ah ayaa salaadii duhur ka dib masaajid ka istaagay.
Areey gabarteey waa qangaartay , inta muslin ah ee meesha ku soo dukatay nin alle iyo ninkii diyaar ah gacanta kor ha u taago waan ku darayaa areey xabadna kama rabo.
Nin jareer ah ayaa gacanta taagtay.
intuu fiiriyay ayuu yidhi.
Waryaa masaajidka ciyaarta ka daa..
*Dead*Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.
Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri
"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"
Kii kale aa intuu soo booday yiri
"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 17 guests