Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Col. Barre Hiiraale on his way to Xamar to meet President

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30325
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Col. Barre Hiiraale on his way to Xamar to meet President

Postby grandpakhalif » Fri Sep 21, 2012 4:23 pm

Waxaa shalay Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ka soo baxay wafdi u hogaaminayo Col Barre Adan Shire Barre Hiraale waxaana ay ku wajahan yihiin Magaalada Muqdisho ee Casimada Wadanka Somalia.

Kornelka iyo wadiga uu hogaaminayo ayaa waxaay transit ku yihiin Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya ayagi markaasi uga sii gudbaya Magaalada Muqdisho.

Ujeedada Safarka Masuulkan ayaa waxaa lagu shegay in uu u socdo Wadatashiyo uu la yeelan doono Madaxda Cusub ee Somalia.

Ilo ku dhow dhow Wafdiga Barre Hiiraale ayaa waxaa warbahinta uu shegen in Barre uu Kulan qaas ah la yeelan doono Madaxweyne Xasan Sheikh ayago ka wada hadli doono Arimo ku sabsan Jubboyinka iyo Gedo.

Sido kale Wafdiga Barre Hiiraale ayaa waxaay Madaxweynaha Cusub kala hadli doonan Cida ku haboon qabashada R/wasaraha Somalia ee dhawaan la filayo in la soo magacaabo.

Col:Barre Hiiraale ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ugu danbeysay Xiligi uu ahaa Wasiirka Gaashandhiga Somalia markaas oo ay si weyn isku qabteen Madaxweynihi hore alaha u naxariste Cabdilahi Yusuf Axmed oo asagu damcay in Col Barre u adeegsado Xasuuqa Shacabka Muqdisho balse uu barre ka diiday deedna xilki laga qaday islamarkaasna lo warejiyay Magaalada baydhabo oo markaasi ahayd Xarunta labaad ee Dowladi Cabdilahi Yusuf

Barre ayaa waxaa manta Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku sugaya dadweyne badan oo reer Muqdisho ah kuwaas oo xasuusan abaalki uu u galay Xiligi Muqdisho uu ka socday Xasuuqa Shacabka.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30325
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Col. Barre Hiiraale on his way to Xamar to meet Presiden

Postby grandpakhalif » Fri Sep 21, 2012 4:25 pm

Col: Barre Hiiraale Oo Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Allssc): Waxaa shalay galinkii danbe Soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya Col Barre Aadan Shire Barre Hiiraale oo ka tirsan Saraakiisha Dowlada Soomaaliya ee dagaalada Qaraar kula Jira Kooxda Shabaab ee ka dagaalama Koonfurta iyo Bartamaha Soomaliya.
Barre Hiiraale ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaardaha ee magaalada Muqdisho Qaar kamid ah Siyaasiyiin iyo wax garad kasoo jeeda deegaanada Jubooyinka iyo Gedo.
Col Bare Hiiraale oo la hadlayay Saxaafada ayaa sheegay in safarkiisa Magaalada Muqdisho uu ku saabsanyahay sidii uu Madaxda Cusub ee DFS ogala hadli lahaa Isbadalka ka soconaya Gobolada Jubooyinka Wuxuuna xusay sidoo kale inuu gaari doono Xajka hadii alle idmo isla markaana uu dib ugu laaban doono Deegaanadii uu markii hore ka yimid.
Barre Hiiraale ayaa la filayaa inuu Muqdisho ku sugnaan Doono Maalmaha fooda nagu soo hayo, waxaana uu sheegay in uu kulamo sidoo kale la qaadan doono Saraakiil katirsan Ciidamada Dowlada Soomaliya.
Barre Hiiraale oo ka hadlayay Dagaalada ka soconaya Gobolada Jubooyinka ayaa sheegay inay guul ka gaareen isla markaana ay haatan ku dhow yihiin Magalaada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Wuxuu sidoo kale ka hadlay Dagaalada ay Ciidamada Dowlada Soomaliya iyo Ahlusunna Wal-jamaaca ka wadaan Gobolka Gedo ee Koonfurta Wadanka Soomaliya, wuxuuna Tibaaxay inay maalmaha soo socda dhamaystiri doonaan Deegaanada yar yar ee Haraadiga Malayshiyaadka Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka.
Sikastaba Hadalkani kasoo yeeray Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa imaanaya xili Magaalada Kismaayo deegaano u dhow dhow ay dagaalo qaraari ku dhex marayaan Al-shabaab iyo Dowlada Soomaliya Kenya Raaskambooni.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Col. Barre Hiiraale on his way to Xamar to meet Presiden

Postby DayaxJeclee » Fri Sep 21, 2012 4:29 pm

Lobbying Ra'isal wasaaraha cusub miyaa :lol:

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Col. Barre Hiiraale on his way to Xamar to meet Presiden

Postby The_Patriot » Tue Jul 02, 2013 1:29 am

.......

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17372
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Col. Barre Hiiraale on his way to Xamar to meet Presiden

Postby FarhanYare » Tue Jul 02, 2013 4:08 am

i was like :wtf: sareedo is back, and then saw the date she posted the comment :ohhh:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests