Postby gobdoon » Fri Sep 28, 2012 7:42 am
Gaalada iyo Alshabab faraqa u dhaxeeya maxuu wa waxba , gaalada umada Somaliyeed waxba ma yeelin lakiin Alsh Somali wa damaysay nabadiina wa diideen , Diinta ay wataana diin ma aha ee wa khurafad , maxay tahay diinta kuu banaynaysa inad dadka ku amar tukaalayso dad aan waxba galabsana aad qudha ka goyso.