Hiraale most likely to become ruler of kismaayo again
Posted: Sun Sep 30, 2012 11:30 am
Ilo wareedyo kala duwan oo
http://www.Dhacdooyinka.com la hadlay ayaa
sheegaya in laga yaabo maamulka loo
sameyn doono magaalada Kismaayo uu
hogaan unoqdo Bare Adan Shire (Hiiraale)
oo ka mid ahaa siyaasiyiinta halkaasi
xukumi jiray.
Inkastoo deegaan ahaan looga badan yahay
Bare Hiiraale Beel ahaana kasoo jeedo
(Mareexaan) kagana Badan yihiin Beesha
Ogaden hadana waxa uu ku heystaa
kismaayo Bare Adan Shire taageero badan.
Magaalada Kismaayo ayaa weli shacabka ku
dhiiran la’ in si nabad galyo ah lagula
wareego magaalada kismaayo taasi oo si
weyn looga baqanayo in dagaal dhiig badan
ku daato ku dhex maro al shabaab iyo
ciidamada Huwanta ah.
Maamul gacan adeeg iyo cabsi badan leh
ayaa maamulayey magaalada Kismaayo 5-tii
sano ee lasoo dhaafay kaasi oo ahaa Ururka
Al shabaab waxaana mudadaasi dadku
ahaayeen kuwa wixii loo sheega qaadan
jiray cabsi awgeed.
Hadda magaalada Kismaayo ee Xarunta
Gobolka J/hoose waxa loo badinayaa in
hogaan looga dhigo maamulka loo sameyn
doono Bare Adan Shire (Hiiraale) taasi oo
isagu duleedka magaalada ka eegaya hadba
xaalada siday noqon doonto.
Ciidamo la sheegay inay ku heyb yihiin Bare
Hiiraale ayaa kusugan duleedka magaalada
Kismaayo waxaase laga cabsi qabaa inay
dagaalamaan iyaga iyo kuwa Raaskambooni
oo axmed Madoobe uu hogaaminayo.
Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa
isagu uhanqal taagaya xukunka shacabka
kismaayo deggan iyo dhaqaalaha kasoo
xaroodo Dekeda kismaayo sidii uu gacanta
ugu dhigi lahaa.
Dad badan ayaa isbar-bar dhig ku
sameynaya maamuladii soo maray
hogaanka magaalada kismaayo iyadoo si
weyn dad badan qabaan hogaan jilicsan
waxa uu ka fiican yahay maamul la’aan.
15kii- Janaayo 2009 waxa al shabaab ay ku
dileen magaalada kismaayo siyaasi lagu
magacaabi jiray C/raxmaan Xaaji Maxamed
(Waldiiro) kaasi oo xilligaasi xulufo dhaw
ahaayeen Bare Hiiraale.
La arki doonee Magaalada Kismaayo ee
Xarunta Gobolka J/hoose oo hadda la
foolaneysa maamul la’aan cida badali
doonta Al shabaabkii shanta Sano halkaasi
xukumi jiray.
Ogaden's reaction: