Page 1 of 3

President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Wed Oct 03, 2012 7:37 am
by AhlulbaytSoldier
Madaxweynaha Somalia oo weli ku Mashquulsan wadatashiyo ku aaddan Magacaabida Ra'iisul Wasaaraha iyo Waqtiga oo gabaabsi ah
Arbaco, Oktoobar 03, 2012 (HOL) — Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku jira wadatashiyo ku saabsan sidii uu kusoo magacaabi lahaa ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, iyadoo jagadan ay ku loolamayaan mas'uuliyiin fara badan oo uu ku jiro ra'iisul wasaaraha xilligiisu sii dhammaanayo.

Wadatashiyada uu wado madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxay imaanayaa xilli uu gabaabsi yahay waqtiga looga baahnaa inuu kusoo magacaabo ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, kaasoo laga doonayo inuu soo dhiso xukuumad dalka hoggaamisa.

"Sababaha aan idin kugu imid waa inaan idin kala tashado ra'iisul wasaaraha aan soo magacaabayo. Su'aashuna waa; Ra'iisul wasaarha aan soo magacaabayo sidee doonaysaan inuu noqdo... maxaad doonaysaa inuu qabto... maxaase doonaysaan inuusan taaban ama ka leexdo," ayuu yiri Xasan Sheekh oo la hadlyay waxgarad uu labadii maalmood ee lasoo dhaafay kula kulmay degmooyinka Baydhabo iyo Baladweyne oo uu booqasho ku tagay.

Maalin walba waxaa soo baxaya warar kala duwan oo sheegaya ruuxa la doonayo in loo magacaabo xilkan, iyadoo mararka qaarkood ay dadku sheegayaan in xilkan laga yaabo in loo magacaabo ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo, halka kuwo kalena ay sheegayaan in loo magacaabayo xubno kale oo ku cusub siyaasadda.

Ra'iisul wasaaraha xilligiisu dhammaadka yahay Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka mid ah siyaasiyiinta dadaalka xooggan ugu jira in xilkan loo magacaabo, iyadoo la sheegay inuu taageero buuxda ka hayso Puntland oo ka mid ah maamullada ka jira Soomaaliya iyo dowladda Kenya oo ciidammo ay kaga sugan yihiin gudaha dalka.

Madaxweynaha ayaa tan iyo markii uu xilka la wareegay wuxuu wadatashiyo ku aaddan magacaabista ra'iisul wasaaraha cusub kula yeelanayay Muqdisho waxgarad, siyaasiyiin, ururrada bulshada rayidka ah iyo weliba qaybaha kala duwan ee shacabka oo ay ku jiraan dhallinyarada iyo haweenka, si uu uga helo fikir ku aaddan magacaabista ra'iisul wasaaraha.

Inkastoo aan la ogeyn ruuxa jagadan kusoo bixi doona ayaa haddana dadku waxay mar walba is-weydiinayaan ruuxa xilkan kusoo bixi kara, iyadoo goobaha shacabku isugu yimaadaan intooda badan looga doodayo cidda xilkan kusoo bixi karta.

"Haddii madaxweynuhu uu magacaabo nin horay siyaasadda ugu jiray waxay taasi sababi kartaa in sumcaddiisa ay la dagto. Waajibka madaxweynaha saaran waa inuu si wanaagsan uga fikiro cidda uu xilkan u dhiibayo, waayo xilku waa mid aad u culus," ayaa ka mid ah erayada ay dadku ku sheekeysanayaan.

Xilliyada soo socda ayaa lagu wadaa in madaxweynuhu uu ku dhawaaqo ra'iisul wasaaraha uu u xusay inuu soo dhiso dowlad dalka hoggaamisa afarta sano ee soo socota, iyadoo xilligii madaxweynaha looga baahnaa inuu ra'iisul wasaaraha kusoo magacaabo uu ku eg-yahay 10-ka bishan Oktoobar.

:mindblown:

Time is ticking for mudane Diidiin. Will he be able to appoint pm before 10 october with this kind of speed?

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Wed Oct 03, 2012 8:05 am
by BlackRain
This guy is too scared to make a statement. He still doesn’t know what hit him. I doubt he expected to win it all. This will go down as the luckiest Somali president ever. He just happens to benefit from three thieves (Abdiwali, and the two Shariifs) who wouldn’t trust each other, after all no honor among thieves :steviej:

Just name Madhibaan :mindblown: if you want

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Wed Oct 03, 2012 9:46 am
by Barwaaqoiyobashbash
Oct/10/2012 are you kidding me>?

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Wed Oct 03, 2012 9:59 am
by original dervish
this new president is rapidly losing any goodwill he may have from the Somali people.
If he cant decide on whom should be his pm, how will he be able to make important policy decisions?
not a good omen at all.

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:27 pm
by AhlulbaytSoldier
This guy is too scared to make a statement. He still doesn’t know what hit him. I doubt he expected to win it all. This will go down as the luckiest Somali president ever. He just happens to benefit from three thieves (Abdiwali, and the two Shariifs) who wouldn’t trust each other, after all no honor among thieves :steviej:

Just name Madhibaan :mindblown: if you want
:lol: :lol: The poor dude though he would take part of the elections just to get his 15 minutes of fame, but didnt expect to win :mrgreen:

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:37 pm
by grandpakhalif
Turtle is losing..

Image

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:41 pm
by DayaxJeclee
sagsaag oo dhamooti aa isku camiraayo, maxaas qabteen adinka? waxba eber iyo eber

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:42 pm
by BlackRain
sagsaag oo dhamooti aa isku camiraayo, maxaas qabteen adinka? waxba eber iyo eber
War tarjumaan baan u baahanahay. ma fahmin waxaan

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:44 pm
by grandpakhalif
sagsaag oo dhamooti aa isku camiraayo, maxaas qabteen adinka? waxba eber iyo eber
War tarjumaan baan u baahanahay. ma fahmin waxaan
:mindblown: wth did this girl say

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:49 pm
by AhlulbaytSoldier
Grand/Black: Dude seriously wtf did she just say?
:-O

:ufdup: kids, is what i call Jowharian dialect.
The only words i understood were: adinka qabteen, eber iyo eber :sadcam:

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:53 pm
by TheblueNwhite
Qashinoo dhan ayaa isku camiraayo ee idinku maxaad qabateen ayey idin tiri. Jawaabtuna waa eber = 0 = zero.

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:53 pm
by BlackRain
LOL I read like four times and the only part I understood was "eber" and "maxaas" :wow:

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:56 pm
by grandpakhalif
LOL I read like four times and the only part I understood was "eber" and "maxaas" :wow:
War I think she is jareerized somali, it sounds like af jareer shidle :mindblown:

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 1:58 pm
by BlackRain
No Jareer talk different. This sounds reer xamar/abgaal/ lahjah. I don't think she's bantu :lol:

Re: President Turtle still looking at pics of potential pm's

Posted: Thu Oct 04, 2012 2:06 pm
by TheblueNwhite
That's not an Abgaal lahjah. If you ask her she might tell you or NOT.