lool Hutus remove AY bones from his grave
Posted: Wed Oct 03, 2012 5:36 pm
Wararka ka imaanaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka
Mudug waxay sheegayaan in xalay Qabrigii uu ku aasnaa Madaxweynihii
hore ee TFG-da Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed la faagtay,
lafihiisana banaanka inta loo soo saaray lagu firdhiyey xaafadaha
magaalada Gaalkacyo.
Dad goob joogayaal ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa u sheegay
SomaiMeMo in magaalada lagu arkay wax lagu sheegay lafihii Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo
qabrigii uu ku aasnaa laga soo faagay arrintaasi oo noqotay midda ugu
hadal heynta badan maanta Waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.
Waxaa gaaray halkii uu ku aasnaa Cabdulaahi Yuusuf Axmed
Sarakiil katirsan Maamulka Puntland kuwaasi oo sameeyay baaritaanno ay ku ogaanayaan cidda ka
dambeysa weerarka lagu qaaday qabriga Cabdullaahi Yuusuf.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Lafahihii Cabdulaahi Yuusuf Axmed markii
la soo faagay laqaatay, halka warar kale ay sheegayaan in lafaha lagu
arkay magaalada.
Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa mas'uul ka ahaa soo gelitaanka Dalka
Soomaaliya ee Ciidamada Xabashida Itoobiya, isagoo ahaa Madaxweynihii ugu
horeeyey ee Beesha Caalamka ka dalbaday in lagu taageero 20 kun Askari
ajaanib ah kuwaasi oo hadda qeyb ka ah dhibaatooyinka ka holcaya
Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya.
Dad kasoo jeeda beesha Cabdullaahi Yuusuf ayaa ka carooday falka
lagula kacay qabrigiisa waxaana lays weydiinayaa sababta keentay in habeen madoow qabrigiisa loo dhaco.