Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaabo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaabo

Postby Barwaaqoiyobashbash » Sat Oct 06, 2012 4:21 am

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaabo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo muddo laga sugayay


Sabti, Oktoobar 06, 2012 (HOL) — Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Sabti ah magacaabo ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, iyadoo xilliga uu u haysto inuu ra'iisul wasaare magacaabo ay dhowr cisho ka dhiman tahay.

Qabanqaabada xafladda lagu magacaabayo ra'iisul wasaaraha ayaa ka socota Villa Somalia sida ay HOL u sheegeen xubno ka tisran madaxtooyada, balse lama oga xilliga dhabta ah ee lagu dhawaaqayo ra'iisul wasaaraha.

Warar hoose ayaa sheegaya in laga yaabo in xilkan loo magacaabo C/qaadir Faarax Shir-doon (Saacid) kaasoo ka mid ahaa xubno uu madaxweynuhu kulammo gaar ah la yeeshay dhowr jeer oo isku xigta.

"Maanta ayaa lagu dhawaaqayaa ra'iisul wasaaraha, waxaana socda qabanqaabadii lagu magacaabi lahaa," ayuu yiri sarkaal ka tirsan madaxtooyada oo HOL la hadlay, isagoo intaas ka gaabsaday inuu sheego xilliga rasmi ahaan la magacaabayo ra'iisul wasaaraha.

Ra'iisul wasaaraha lasoo magacaabayo ayaa waxaa la horgeynayaan baarlamaanka si ay kalsooni u siiyaan isagoo markaas kaddib soo dhisi doona xukuumadda howlo badan ay horyaallaan, kuwaasoo ay ugu culus yihiin sugidda ammaanka iyo dib u dhiska dalka oo burbur kusoo jiray laabatameeyo sano.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tan iyo markii loo doortay xilkan 10-kii bishii hore ee September ayaa wuxuu dadaal ugu jirtay sidii uu kusoo magacabo lahaa ra'iisul wasaaraha, waxaana xilkan isku soo taagay in ka badan labaatan xubnood oo rajo ay kaga jirtay inay xilkan qabtaan.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby Barwaaqoiyobashbash » Sat Oct 06, 2012 5:46 am

Minister Hashi gon be the PM. Image

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby greenday » Sat Oct 06, 2012 5:49 am

Walle we could have made money from this, everyone bet on a man :lol:

User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby Barwaaqoiyobashbash » Sat Oct 06, 2012 5:50 am

Walle we could have made money from this, everyone bet on a man :lol:

Wa sidhaas. :lol: :lol:

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby greenday » Sat Oct 06, 2012 5:55 am

Ill put £100 that he will have "A" in one of his three names 8-)

User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby PrinceDaadi » Sat Oct 06, 2012 5:59 am

anigu saacid baan ku bet gareeyay.

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby greenday » Sat Oct 06, 2012 6:00 am

^^ meeqo? we talking money here aboowgis :eat:

User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby Barwaaqoiyobashbash » Sat Oct 06, 2012 6:22 am

:som: :som: :som: :som: :som:
Last edited by Barwaaqoiyobashbash on Sat Oct 06, 2012 6:35 am, edited 1 time in total.

User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby PrinceDaadi » Sat Oct 06, 2012 6:34 am

^^ meeqo? we talking money here aboowgis :eat:
100 pound. hadii asi la magaacabi waayo waa bixinaa!

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby Hyperactive » Sat Oct 06, 2012 7:53 am

horta, as i collected , if the pm is clan B or C , seems is clan achievement. will every member of clan including kuwan in somalinet will get recognition or money?

User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby PrinceDaadi » Sat Oct 06, 2012 7:57 am

I have no idea, i neither related to the president nor the PM and even if one of my family becomes the head of state i dont think i will get anything because i already know to earn what i wana.

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu maanta magacaa

Postby Hyperactive » Sat Oct 06, 2012 8:01 am

Allah kareem. i almost new that but i had second thought cause how some people if their clan member to become pm like mahdi for them!! wa iska group thinking and misplacement of personal acheivement.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 13 guests