Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby grandpakhalif » Wed Oct 10, 2012 3:44 am

Image

Waxaa kalsoo nasoo gaartay in Madaxdii ka joogtay Dowlad-gobleedka Khaatumo ku gacansertay arrimihii laga wada xaajooday oo ku saabsanaa Gacan ku-haynta Gobollada Jubbaland.

Saddex arrimood baa ugu weynaa doodihii la qaybsaday waxaa kamid ah:

1. Sidii Jubbaland looga dhisi lahaa deegaan u gaar ah Beelaha Kablalax, loona xakamayn lahaa gacan ku-haynta magaalada Kismaayo.

2. Difaaca magaalada Kismaayo, iyo sii joogtaynta ciidamada Kenya iyo

3. In laga sii afeefto inaan dawladda dhexe soo faragelin maamul-goboleedka halkaas laga dhisi doono.

Sidoo kale, waxaa lays tusaaleeyey sidii geeska loogu riixi lahaa Beelaha kale ee deegaanka wax ku leh. Guud ahaan, waxaan la tixgelin Codka iyo Awoodda dawladda dhexe leedahay iyo mowqifka Baarlamaanku ka qaadan karo maamul-beeleed mutuxan.

Hase yeeshee waxaan laga hadlin sidii laga yeeli lahaa Bulshada Soomaaliyeed oo deegaanka wax ku leh, Aqlabiyadka (Majority) ku ah hadanah lagu kor hirdaamahayo.

Shirkaas layskama warsan: Jufo Daarood oo Qabiili ah oo Qabyaalad ah maka talin karaa Jubbaland? Haddii sidaas dhacdo, nabadu halkaas maka curan kartaa? Haddii Dagaal ballaaran halkaas ka curto Kablalax maku badbaadi karaa? Dagaal Sokeeye oo dib uga curta Jubbaland, muxuu faa'iidu Dalka u keeni karaa? iyo Jaalo Daaroodeyn 90-meeyadii la duugay Morgan, Gaandi iyo kuwa kale Kismaayo ma hantin karaan?

Sidoo kale, waxaan laga hadlin waxay Al-Shabaab ku dambayn doonto iyo is-kaashiga ciidan ee dhexmari kara Beelaha Kablalax geeska ku riixayo iyo isbiirsiga haraadiga Al-Shabaabka iyo beelahoodii.

Gaandi: Midnimada Soomaaliya Qabiilkeyga baan ka Doorbiday!! - Daawo Video

Wiilkii shalay qadiyadda Al-Shabaab u dagaalamay Maantana beeshiisa ayuu u dagaalamayaa, waayo iyada ayaa gabbaadka u ah. Shalay wuxuu ahaa gaban yar oo geel dabasocda, ama xayn ari ah la jooga. Maanta waa hubaysan yahay, waa Dagaalyahan birta calashaday, waana naftihure u hiilinaya "Samatabixinta Beeshiisha".

Wiilkan iyo inta la Qadiyadda ah waxay ku dhexmilan yihiin 12 beelood oo Jubbaland wax ku leh oo Waalida Kablalax damacsan yahay inuu duudsiyo isagoo kaashanaya Ciidanka iyo Madaxda bahda Kablalax oo Kenya dabada kasoo riixeyso.

Arrimahaan oo dhan waxay dabasocdaa hirgelinta waxey ku sheegaan Lanzania oo xambaarsan beesha Kablalax iyo Saami-wadaagga Khayraadka Gobolka ceegaaga. Arrintu waxay taagan tahay: Sidee xeego loo xagtaa ilkana ku nabadgalaan? Sidee Kablalax Jubbaland u hantiyaa oo nabad ugu daaqaa, beelaha kalenah Kabta hoosteeda loo galiyaa.

Dawladdu waxay qabtaa in Jubbland uu yahay deegaan Soomaaliyeed, guud ahaan, gaar ahaana ay wada dagaan beelo badan oo kala abtirsi ah ay nabad ugu noolaadaan, sidaas darteedna aan Qabiil kaliyah uusan ka dhisan karin Maamul u gaar ah oo aan heshiis lagu wada ahayn.

Kablalax wuxuu qabaa inuu leeyahay awood Ciidan Shisheeye iyo Dhaqaale Maalgelineed oo Shirkado u oggol yihiin in lagu hantin karo sheegashada Jubbaland, maamul u gaar ahna ka dhisi karo oo uu sugi karo Ammaanka Maamulka Jubbaland.

Sidoo kale, Kablalax wuxuu qabaa in Dawladda Soomaaliyeed ayna faragelin ku samayn doonin dhismo Dawlad-goboleed Madax bannaan, ayadoo ey ku riyoonayaan iney Ciidamada Kenya sii joogi doonaan Gobolka, kuwaasoo gabbaad u noqon doona Maamul rimaygacmeed Kenya ku dhistay Kamana eysan hadlin Caqabadaha Mustaqbilka ka horimaan kara iyo Coldaada ey hurinayaan oo ey Bulshada Jubbaland u horseedi doonaan Dagaal Sokeeye oo daba dheeraada.

Waxaan laga hadlin Al-shabaab oo shaarka baddalan doonta oo lasoo safan doona Beelahooda. Waxaan xisaabta lagu darin in Madaxdii Al-Shabaab oo Dalka ka baxsaday inay abuuri karto ilo Dhaqaale oo lagu sii joogteeyo halgankii Al-Shabaab.

Waxaan Xiasaabta lagu darin mowqifka Dawladda Kenya ka qaadan doonto markii Dagaal Beeleed ka Qarxo Jubbaland, cidamadeedana lagu aaneeyo inay beelo gaar ah xambaarsan yihiin Gumaadnah usoo hoysah. Waxaan Xisabta lagu darin Aragtida Caalamku ka qaadan doono Dagaalka Kablalax (Majeerteen) hurinayo iyo mowqifka Dawladda Dhexe ee Soomaaliyeed ka qaadan doonto.

Shaxda mugga yar oo Kablalax wato waxaa kamid ah: Waxaan haysanaa taageerada Ciidanka Dawladda Kenya, Madax noo codaysana waanu ku leenahay. Waxaan haysanaa maalgelin Deegaanka lagu hantin karo iyo ciidan Dagaallama. Summadda Kablalax baan deegaanka ku dhiganay. Waxaan dhisi karnaa Dawlad goboleed noo gaar ah. Wixii kaloo yimaada waa Aragtideeda.

Dawladda Federaalka ah xil weyn baa ka saaran xakamaynta Nabadda iyo dhismo Maamul Nabad dhaliya oo aan beelna ku abtirsan.

Laysma tusaalayn wuxuu ku dambayn doono Madaxda Dawladda Kenya kusoo bixin doonta doorashada bisha Maarso 2013ka iyo aragtida ay la imaan doonto.

Waxaan la tixgelin: 12 Dagaal Sokeeye oo hore Kismaayo uga dhacday iyo burburkii deegaankaas soo gaaray oo aan weli laga soo kaban marka laga soo bilaabo dawladdii Milateriga ahayd, waxaana ugu xukun dheeraa Maamulkii Al-Shabaab.

Waxaa ka horeeyey beelo badan oo isku hardin jirey gacan-ku haynta deegaanka Kismaayo. Cid gaar ahu kuma guulaysan karto sugitaanka nabadda iyo gacan ku-haynta Kismaayo, arrintuna halkeedii bay weli taagan tahay.

Haddaan beelaha wada daggan Jubbaland ayna isugu iman wax wadaqaybsi Maamulka guud iyo xukun deegaan la wadaago, haddaan lagu heshiin xukun-qaybsiga iyo ka qayb-qaadashada Kheyraadka Deegaanka, waa madhacdo in deegaankaas Nabadu ka curato, beel keliyuhuna ka taliso.

Dhibka colaad Sokeeye waa lasoo maray tusaale cad baana laga hayaa. Taariikhda waa lagu halqabsadaa waana laga faa'idaystaa. Waayoaragnimada waa lagu cibaaro-qaataa. Laablakac beeleed Deegaan laguma qabsado, Dawladnimonah laguma gaaro.

Daawo Lifaaqa: Dagaaladii Sokeeye oo Beenta laga sheegay! - Kismaayo / Keydmedia.net

Lama dhalin karo haybad ka ballaaran Soomaalinimo iyo nabad ku wada Noolaasho.

Dhibka iman doona waa in laga gaashaanto oo dhabta laga hadlo.

Hala wariyo Gen. Maxamad Siciid Moorgan inaan Maamul rimaygacmeed ah laga dhisi karin deegaan bulsho-weyn Soomaaliyeed ay wada wadaagto.


Maxa ka jira shirarkaas, wa fitnah weyn may they fail :mindblown:

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby Advo » Wed Oct 10, 2012 3:49 am

keydmedia


:comeon:

sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby sadeboi » Wed Oct 10, 2012 3:50 am

Keydmedia, and the sites foreign to Jubbaland are trying to play the game the best they can. They desire to see a Darood battle rage in Kismayo. Allah will save the Jerusalem of Somalia from such problems.

User avatar
watchman
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 321
Joined: Tue Sep 11, 2012 8:35 am

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby watchman » Wed Oct 10, 2012 3:55 am

keydmedia has 1991 syndrome . look all post





http://www.youtube.com/results?search_q ... sFt5NUFeCY

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby Advo » Wed Oct 10, 2012 3:59 am

Sadeboi

walle keymedia is shameless with their anti darood propaganda, it's like they don't give a dammm about their naked agenda and said Eff It!! lol. atleast waala qurxiyaa cuqdada :steviej:

serious question though.. why is beesha hawiye so threaten by the formation of Jubbaland? Yh I get couple of small subclans live there but from their ugaas in gulguduud to their politicians in xamar all appose something that doesn't even concern them at all.

I'm trying to make sense of it.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby grandpakhalif » Wed Oct 10, 2012 4:00 am

Keydmedia, and the sites foreign to Jubbaland are trying to play the game the best they can. They desire to see a Darood battle rage in Kismayo. Allah will save the Jerusalem of Somalia from such problems.
Ignore the source, this kablalax agenda sidelines many natives of the region including sheekhal, fiqishini, cawrmale and jareerweyn. we will not accept it.

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby GIJaamac » Wed Oct 10, 2012 4:01 am

Sadeboi

walle keymedia is shameless with their anti darood propaganda, it's like they don't give a dammm about their naked agenda and said Eff It!! lol. atleast waala qurxiyaa cuqdada :steviej:

serious question though.. why is beesha hawiye so threaten by the formation of Jubbaland? Yh I get couple of small subclans live there but from their ugaas in gulguduud to their politicians in xamar all appose something that doesn't even concern them at all.

I'm trying to make sense of it.
:smugruss: Because we live in "Jubbaland"

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby Advo » Wed Oct 10, 2012 4:11 am

Granpa, the kablalax meeting is actually a good thing for us, let them solve their difference and come to the table as equals as we share the same goals and gobols. Keymedia hates u as much as they despise kablalax but will do anything to cause division and war among the feuding brothers. Don't fall for their tactics.

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25212
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby original dervish » Wed Oct 10, 2012 5:47 am

:up: :som: ^^

User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby Eaglehawk » Wed Oct 10, 2012 5:59 am

we need a final solution the Kabalalax question
our necessity for a Scorched earth policy is quite apparent to us all

Soon gentleman, an opportunity will present itself where we can have answer “the kabslalax question,” let’s hope for our own reichstag moment ;) , with minimal interference from the damned human rights watch

Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby Colonel » Wed Oct 10, 2012 12:05 pm

Jubbaland will be successful God willing. Absame, Sade, Harti and other minority tribes will live together peacefully and indeed there is enough positions of leadership for the big players Ogaden wa Marexan.

granpakhalif & eaglehawk stop siding with the Keydmedia crew, there is no difference between Absame and Sade and if you deny this may you be cursed with a curse of great strength.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby AbdiWahab252 » Wed Oct 10, 2012 12:31 pm

And now begins the COLLAPSE of the OGs. Whenever Kablalaxism is being sung from the choirs, it harkens to negro spirituals @ funerals.

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25212
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby original dervish » Wed Oct 10, 2012 12:37 pm

collapse.....we`ve only just begun nigga. :D

User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby abgaalKING » Wed Oct 10, 2012 1:58 pm

And now begins the COLLAPSE of the OGs. Whenever Kablalaxism is being sung from the choirs, it harkens to negro spirituals @ funerals.
Dont Forget Ogadens Are Not one Political/Social Entity But Experienced three Opposite Ideologies,Kenya,Ethiopia and Somalia.Siding With Mj Will Generate an adverse reaction For The Members of Beesha Og who Reside In somalia.

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25212
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Shir Kablalax aya ka dhacay Nairobi

Postby original dervish » Wed Oct 10, 2012 2:20 pm

hahaha....first you was relying on the somali army, then you realised most of them were ogs.
Then a begging letter was sent out to Museveni and he binned it.
Now you hoping we will just implode and hand the keys to Kismayo over to moryaans.

Man....you must be desperate.
Why can`t you accept we will establish and build Jubbaland?
What is it with you hawiyes?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 30 guests