Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby AhlulbaytSoldier » Wed Oct 10, 2012 1:06 pm

Khasaare badan oo Maleeshiyaadka Cadow kal kaalka ah kasoo gaaray qarax ka dhacay magaalada Kismaayo.
Tuesday, 09 October 2012 10:53 Caanogeel
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbooyinka waxay sheegayaan in maanta barqadii uu halkaas ka dhacay qarax weyn oo Khasaare badan sababay.



Qaraxa oo illaa iyo hadda aan la ogeyn waxa loo adeegsaday ayaa waxa uu ka dhacay gudaha Maqaaxi ku taallada Xaafadda Dalcadda ee magaalada Kismaayo oo ay ku buuxeen Maleeshiyaadka Soomaalida ah ee Kenyaatiga la socda.

Ilo wareedyo ku sugan magaalada Kismaayo waxay sheegayaan in halkaas ay ku halaagsameen tiro ka tirsan Maleeshiyaadka cadow kal kaalka ah, halka tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Maleeshiyaad gurmad ah ayaa qaraxa kadib waxay soo gaareen goobta ay wax ka dhaceen, iyagoona xabsiga u tabaaxay dad rayid ah oo aan waxba galabsan.




Corpses of GAALKALKAAL Rasbambians lies on the ground :steviej:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby AhlulbaytSoldier » Wed Oct 10, 2012 1:08 pm

Mujahidiin preparing for the most bloodiest onslaught:


War Deg Deg :Xarakada Alshabaab Oo Ciidamo Lixaad Leh Oo Ku Hubeeysan Gawaarida Dagaalka Soo Dhoobay Degaanka Goobweyn Oo Udhaw Kismaaya
Published By mjournal On Wednesday, October 10th 2012. Under Wararka Maanta


Warar hadda soo gaaray xafiiska Muqdishojoornaal.com ayaa sheegaya inXarakada Alshabaab ay deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 25-km dhanka waqooyi kaga began magaalada Kismaayo in xalay ilaa saaka ay deegaankaasi soo gaarayeen ciidamo aad u tiro badan oo katirsan Xarakada Al-shabaab islamakraasina ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka dagaalka.

Ciidamadan oo la sheegay in ay ka kala yimaadeen gobollo ay kamid yihiin Jubooyinka, Gedo iyo Shabeelooyinka ayaa waxa ay fariiso ka dhigteen deegaanka goobweyn, waxaana ay cabsi lasoo darastay dadka ku dhaqan deegaankaasi.

Ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ayaa ku sugan deegaanka Madhamaato oo masaafo yar u jira deegaanka Goobweyn ee ay ku suganyihiin xoogagga Al-shabaab, waxaana laga cabsi qabaa in uu halkaasi ka qarxo dagaal dhexmara labada dhinac.

“Ciidamo fara badan ayaa soo gaaray deegaanka Goobweyn, waxaana laga baqayaa in uu dagaal bilowdo,” sidaa waxa yiri mid kamid ah dadka ku dhaqan deegaanka Goobweyn oo codsaday in aan magaciisa la xigan.

Xoogagga Al-shabaab ayaa isaga baxay magaalada Kismaayo 28-ka bishii September kadib markii ay culeys kala kulmeen ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo Militariga Kenya ee isgarabsanaya.

Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby Colonel » Wed Oct 10, 2012 1:11 pm

Keydmedia and their affiliate sites :childplease:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby AhlulbaytSoldier » Wed Oct 10, 2012 1:12 pm

Keydmedia and their affiliate sites :childplease:

Did Darod pay Press News to report that false story :smugruss: :wow:

Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby Colonel » Wed Oct 10, 2012 1:15 pm

Press TV is no friend of Jubbaland however the truth must be told and freedom of press protected :wow:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby grandpakhalif » Wed Oct 10, 2012 1:17 pm

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Wilaayada Islaamiga gobolada Jubooyinka ayaa sheegaya in Mujaahidiinta Soomaaliya ay ciidamo aad u tiro badan geeyeen duleedka Magaalada Kismaayo.

Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in laga cabsi qabo maanta in dagaalo uu mar kale ka qarxo gudaha iyo daafaha magaalada Kismaayo oo ay isku hayaan Maleeshiyaad daacad u ah Axmed Madoobe, Maleeshiyada DF, Ciidamada Kenya.

Ciidamada Mujaahidiinta Soomaaliya ay geeyeen duleedka Magaalada Kismaayo waxay ku hubeysan yihiin hubka qeybahiisa kala duwan oo gaadiidka dagaalka u badan iyo kuwa lidka diyaaradaha, waxayna magaalada deegaano ku dhow ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay ku doonayaan inay mar kale dib ula wareegaan magaaladaasi.

Mujaahidiinta Soomaaliya oo gurmad u badan waxay ka kala yimaadeen gobolada Bay, Bakool, Shabeellooyinka iyo deegaano kale kuwaasoo ujeedkooda uu yahay inay mar kale dib ula wareegaan magaalada Kismaayo oo dhiig bax qarka u saaran inay ku dagaalamaan maleeshiyada Axmed Madoobe iyo kuwa DF iskuna badalaan dagaalada kuwo Qabiil.

Ciidamada Kenya iyo maleeshiyada DF waxay u koobmeen Garoonka Diyaaradaha iyo Dekadda, halka ciidamada maleeshiyada Raaskambooni ee ka amar qaata Axmed Madoobe fariisimo ka sameysteen Saldhiga, Xarunta Degmada iyo goobo kale, iyadoona dhalinyaro iskood isku abaabulay xaafadaha qaar iyagoo hubeysan lagu arkayo kuwaasoo ka horjeeda Ciidamada Axmed Madoobe diyaarna u ah inay ka hortagaan dhibaato ay ka cabsi qabaan inay ka timaado dhanka Axmed Madoobe maleeshiyaadka ka tirsan.


:stylin: May more rasmambis be murdered.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby DayaxJeclee » Wed Oct 10, 2012 1:40 pm

dhiig soomaali lee ciil loo qabaa, miyaa

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby Murax » Wed Oct 10, 2012 1:46 pm

Inshallah the perpetatrors are caught and killed.

User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby CaliBurco » Wed Oct 10, 2012 1:52 pm

:clap: :clap: :clap:

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby greenday » Wed Oct 10, 2012 1:55 pm

Why are people happy :|

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby Murax » Wed Oct 10, 2012 1:57 pm

Why are people happy :|

Just petty, cuqdad ridden ppl

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby SultanOrder » Wed Oct 10, 2012 1:58 pm

Why are people happy :|
sick people who want a continual state of war in Somalia oo dhan :down:

User avatar
AgentOfChaos
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10113
Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby AgentOfChaos » Wed Oct 10, 2012 2:00 pm

Why are people happy :|
That's what I don't understand, how can a Somali be happy at the suffering of another Somali. :wtf:

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby greenday » Wed Oct 10, 2012 2:04 pm

I get people dont like each other but wishing death and suffering on each other is crossing the line.

User avatar
AgentOfChaos
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10113
Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm

Re: Very huge blast in Kismayo by Mujahidin

Postby AgentOfChaos » Wed Oct 10, 2012 2:05 pm

I get people dont like each other but wishing death and suffering on each other is crossing the line.
Well said. :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 18 guests