hadaba horumarka iyo dhismayaasha yar ee u hirgaliyay cida kadambaysa hada waad garatayHadaad madaxtahay waxaa fiican lataliyadaadu inay qabiil walba ka kobnadaan, lakin isagu wuxuu is agfadhiisiyay 4 ay ilmaadero yihiin mid gadabiiris ah iyo mid gara ah.Ileey horta waa doqon, laakiin waa doqon faai'ida badan. Ilaahay ha dhowro
walaahi inader anigu tagerimaayo maato la laayo.






