Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Clans of the new ministers.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Clans of the new ministers.

Postby zingii » Sun Nov 04, 2012 11:13 am

What are their clans? :steviej:
1-Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’isulwasaare Kuxigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda

2-C/laahi Abyan Nuur Wasiirka Wasaaradda Garsoorka,Cadaalladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

3-C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga

4-C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka

5-Maxamuud Xasan Suleymaan Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta

6-C/laahi Cilmooge Xirsi Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

7-C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka

8-Muxidiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

9-Maryan Qaasim Wasiirka Hormarinta iyo Adeegga Bulshada

10-Maxamuud Axmed Xasan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Clans of the new ministers.

Postby zingii » Sun Nov 04, 2012 11:16 am

I recognizse two former TAYO party officials in the list.

1 & 3 on the list above.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Clans of the new ministers.

Postby DayaxJeclee » Sun Nov 04, 2012 11:27 am

What are their clans? :steviej:
1-Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’isulwasaare Kuxigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda SOOMAALI

2-C/laahi Abyan Nuur Wasiirka Wasaaradda Garsoorka,Cadaalladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta SOOMAALI

3-C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga SOOMAALI

4-C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka SOOMAALI

5-Maxamuud Xasan Suleymaan Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta SOOMAALI

6-C/laahi Cilmooge Xirsi Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta SOOMAALI

7-C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka SOOMAALI

8-Muxidiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska SOOMAALI

9-Maryan Qaasim Wasiirka Hormarinta iyo Adeegga Bulshada SOOMAALI

10-Maxamuud Axmed Xasan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha SOOMAALI
Tuulodaad caawo feynuus la'aan maas heshay

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Clans of the new ministers.

Postby zingii » Sun Nov 04, 2012 11:30 am

Soomaali yii ka yihiin?

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Clans of the new ministers.

Postby DayaxJeclee » Sun Nov 04, 2012 11:56 am

Soo aftirso adi. yaas ka tehay soomaali? Buuladee joogtaa.

User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Clans of the new ministers.

Postby GeoSeven » Sun Nov 04, 2012 12:05 pm

What are their clans? :steviej:
1-Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’isulwasaare Kuxigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Habar Yonis, Isxaaq

2-C/laahi Abyan Nuur Wasiirka Wasaaradda Garsoorka,Cadaalladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

3-C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga D&M, Dabarre

4-C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka HG, Sacad

5-Maxamuud Xasan Suleymaan Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta MJ, Cumar Maxamuud

6-C/laahi Cilmooge Xirsi Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

7-C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka Hawadle, Ibrahim Ciise

8-Muxidiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

9-Maryan Qaasim Wasiirka Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Reer Xamar

10-Maxamuud Axmed Xasan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
Thats all I found out so far do I win the qabiilist medal?? :stylin:

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Clans of the new ministers.

Postby zingii » Sun Nov 04, 2012 12:10 pm

6 out of 10.

i give you ( -C )

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Clans of the new ministers.

Postby sahal80 » Sun Nov 04, 2012 12:38 pm

Without being tribalist, One of the vew ministers that were chocen by their clans is abdirisaaq cumar mohammed. Most of the members were picked by the ruling elites for their personal relationships. Cabdirisaaq was his clans candidate even before hassan sheekh was elected, hassan sheekh wanted a man who was his university professor and is related to him but at the end he respected the hiiraan choice. :up:
My pre-election thread about this guy.
viewtopic.php?f=250&t=312769

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Clans of the new ministers.

Postby AbdiWahab252 » Sun Nov 04, 2012 12:38 pm

Topnews:- Taariikhda Liiska golaha Wasiiradda cusub iyo qabiiladooda

04 November 2012 Waagacusub.com- 1. Marwo /Fowsiya Yuusuf X Aadan - Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen / Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda:
Khabiir-hawleed xirfad iyo aqoon aad u durugsan u leh Xiriirada Caalamiga ah, Maaraynta, Gargaarka Bani-aadamka, Saxaafadda, Qaramada Midoobay, Tacliinta, Awoodeynta Dumarka, iyo la-tacaalidda Saboolnimada.
• Saxaafadda, Tacliinta, iyo Xiriirka Caalamiga ah ku baratay jaamacado caana oo ku kala yaalla Dalalka Faransiiska, Suudaan, iyo Maraykanka
• Xilal sare ka soo qabatay safaaradihii ay Soomaaliya ku lahayd dalalka Jarmalka, Faransiiska iyo Maraykanka
• Aasaastay, agaasimena ka noqotay RAAD International TV.
• Aasaastay, noqotayna hormuudkii ugu horreeyey ee Jaamacadda Hargeysa.
• U dhalatay Qabiilka,Dir ,Isaaq,Habar yoonis,Isxaaq.
• U dhaxday Jeneral Abukar Aftooje,oo u dhashay qabiilka Hawiye,Habargidir,Sacad,reer Hilowle.


2. Mudane/Abdullahi Abyan Nuur - Wasiirka Wasaaradda Garsoorka,Arrimaha Diinta & Awqaafta,
Malahan taariikh dheer laakiin wuxuu u dhashay Dir,Biyomaal.

3. Mudane/Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga.
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga, ahaana Raysal-wasaare ku-xigeen; Guddoomiyihii hore ee Guddiga Abaaraha.
• Maaraynta Ganacsiga iyo Maamulka Guud ee Bulshada ku bartay Jaamacadda Strayer ee ku taalla magaalada Washinton DC ee ku taalla carriga Maraykanka
• Diblumaasi ka tirsanaan jirey safaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Maraykanka.
• Ka mid ahaa ergada Soomaaliya u joogi jirtey Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York
• Ku-simaha Qunsulka Guud ka soo noqday safaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kanada
• Khibrad aqooneed iyo mid shaqo oo ka badan 25 sano u leh maamulka iyo Maaraynta
• Ku hadla afafka Ingiriisiga iyo Carabiga
• U dhashay qabiilka Raxanweyn gaar ahaan ,Dabare.
4. Mudane/ Cabdikariin Xuseen Guuleed - Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.
Xirfadle hawlo badan ka soo qabtay Maamulka iyo Maaraynta.
• Agaasime-daleed u soo noqday Hay’adda Muslimka Afrika
• Qayb libaax ka qaatay aas-aaska barnaamijyo aqooneed iyo kuwo hawleed oo ay leedahay Jaamacadda SIMAD
• Guddoomin jirey Naadiga FPEN oo ah xiriir ay leeyihiin Ururrada ku hawlan Meheradaha Waxbarashada ee Gaarka loo Leeyahay
• Ku hadla Afafka: Carabiga iyo Ingiriisiga
• U dhashay qabiilka Hawiye ,Habargidir,Sacad, Reer Ayaanle.
• Ka tirsan Xisbiga Dhiiga cusub ama Dam Jadiid
5. Mudane/Maxmuud Xasan Suleymaan (Cawil) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta

Aqoonyahan ku takhasusay khibradna u leh maaliyadda iyo qorshaynta:
• Ka qalin jebiyey Jaamacadda Istareeyar Kolleej oo ku taalla Carriga Maraykanka
• Waddamada Sacuudiga iyo Iswiserland uga soo shaqeeyey Bankiga Islaamiga ah ee la yiraahdo Daarul Maal Al-Islaami.
• Soo qaatay tababbarro badan oo xirfadeed oo ku saabsan maaliyadda, maalgashiga, iyo qorshaynta
• Muddo ku dhaw afartan (40) sano ku soo dhex jirey mihnadda maaliyadda iyo xisaabaadka.
• Si wanaagsan ugu hadla luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga.
• U dhashay qabiilka Daarood,Harti Majeerteen,
• Ka tirsan Xisbiga Dhiiga cusub ama Damu Jadiid.
6. Mudane/Cabdulaahi Ciil-mooge Xirsi - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.
Aqoonyahan khibrad u leh u-saldhigidda iyo kobcinta is-gaarsiinta iyo ganacsiga, ahna sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliya
• Ka qalin-jebiyey Kulliyadda Saadka ee ku tiillay Volsk iyo Saratof oo ku yaalla Midawgii hore ee Soofiyeetiga.
• Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) uga soo shaqeeyey dalalka Afqaanistaan, Usbekistaan, Kasaakhistaan, iyo dalal kale
• Khibrad shaqo iyo aqooneed oo ka badan 35 sano u leh mihnadda Is-gaarsiinta casriga ah iyo Saadaalinta Dhaqaalaha.
• U dhashay qabiilka Daarood,Ogaadeen
7. Mudane/Cabdirisaaq Cumar Maxamed - Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka.
Aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha iyo culuumta bay’adda, khibrad , faham durugsanna u leh wax-soo saarka.
• Ka qalin-jebiyey Jaamacadda York University oo ku taalla Carriga Kanada
• Maareeyaha Barnaamijyada ka ahaa xafiis bulshada Soomaaliyeed ee Kanada ku nool looga qaban jirey adeegyada kala ah: caafimaadka, shaqo-helidda, u-doodidda saboolka iwm.
• Agaasime sare ka ahaa Hay’adda Horumarinta Hiiraan oo qalab caafimaad iyo adeegyo kale oo dhinaca dhaqaalaha ah ugu deeqday cisbitaalka weyn ee Beledweyne
• Guddoomiye ka ahaa Hay’adda la yiraahdo “Danta Soomaalida” oo u ololayn jirtey wanaajinta xaaladda dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliya
• Si wanaagsan ugu hadla Afka Ingiriisiga.
• U dhashay Qabiilka Hawiye, Xawaadle, Ibraahin Ciise, Arwaad, Yabadhaale . waxay Ibraahin Ciise isla yihiin Milkiilaha Labada Hotel Ambassador iyo Lafweyn ee Muqdisho Xaaji Daauud.
8. Mudane/Muxyadiin Maxamed Kaalmooy - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib-u-dhiska.wuxuu u dhashay qabiilka Jareerweyne.
9. Marwo/Drs Maryan Qaasim - Wasiirka Horumarinta Adeega Bulshada.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Dumarka & Daryeelka Qoyska. Dhakhtarad ku takhasustay Cudurrada Carruurta iyo Taranka Haweenka.
• Ka qalin-jebisay Jaamacaddii Umadda Soomaaliya, qaybta caafimaadka
• Tacliinta caafimaadka ka kororsatay Waddanka Nederlaand
• Shahaado Sare oo Caafimaadka Bulshada ah ka qaadatay Carriga Ingiriiska
• Maamullo sare oo dhinaca caafimaadka ah ka soo qabatay dalalka Yemen, Wasaaradda Caafimaadka ee Nederlaand, iyo dalka Ingiriiska
• Khibrad iyo aqoon ka badan soddon (30) sano u leh daryeelka iyo caafimaadka aadamiga
• Si fiican ugu hadasha Afafka: Ingiriisiga, Dhajka, Carabiga, iyo Talyaaniga.
• U dhalatay Reer Xamar.
10. Mudane/Maxamud Axmed Xasan - Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha. Wuxuu u dhashay Raxanweyn gaar ahaan Mirifle.

Formalka Xukumada cusub waxaa laga maanguuriyay hab dhismeedka Dowladda Qatar,iyadoo la rumeeysan yahay inay ka shaqeeyeen Sirdoonka Qatar maadama Xisbigu Dam Jadiid u badan yihiin,lacagtii uu ku guuleeystay Madaxweynahana Qatar bixisay.

Beelaha Dhulbahante iyo Gadabuursi oo Somalinimo u dhimanayaan Caruurtooda iyo hooyooyinkooda ayaa lagu qadiyay Golaha Wasiirada taas oo ka marqaati kacday inaan maanta Somalinimo la rabin balse qofka Somalinimada neceb ka mudan tahay qofka jecel.

Taariikhda Somalia sooma marin Xukumad aan Wasiir Dhulbahante ku jirin.

Xukumadda cusub uma muuqato mid barlamaanka ansixin doono waxaana jira dareen la xiriira in afka Ciida loo dari doono.

Waxyaabaha la yaabka leh ee formalka Dowladda Qatar laga qaatay waxay tahay in Wasaaradihii Caafimaadka iyo Sports-ka laga saaray meesha. Waagacusub.com


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 48 guests