Moderator: Moderators


Qorshaha deg degaa ee fashilmay ilaa Hada.
Waxaa siweyn u fashilmay qorshahii la doonayey in Jubooyinka loo sameeyo maamul lagu soo dhisay dalka Kenya si mudo kadib gobolada Jubooyinka shacabkooda loo weydiiyo in laga qaado afti in ay ka mid noqonayaan dalweynaha Soomaaliya iyo in ay noqonayaan dalka Burunayo oo kale oo hore sidan oo kale Ingiriiska uga jaray dalka Maleysiya maadaama gobolka Burunaayo uu la mid ahaa xiligaas Jubooyinka dhinaca qeyraadka.
Xakuu marayaa hamigii kooxda Raaskaambooni ay ku dooneysay in jubooyinka loo helo maamul?
Hadii xaalada laga daayo borobagaando 100% Jubooyinka kama shaqeynayo magac urur waxeyna hada waxkasta iskugu soo biyo shubteen in dhamaan gobolada dalka oo dhan shacabkooda ay masuul ka tahay dowlada cusub maadaama dalka Soomaaliya yahay dal madax banaan oo xor ah. dowlada Kenya oo markii hore fikir loo geeyey oo kaliya Soomaaliya ku gashay hada waxaa heysta cadaadis xoogan dhawaana madaxweynaha wadankaas ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqi doona mowqifka dalka Kenya ay ka leetahay jubooyinka.
Waxaa maalmo gudaheed hal mar meesha ka bixi doona inba la maqlo magaca Raaskaambooni hadiise ay raga hogaaminayaa yahiin rag la jaan qaada siyaasada cusub ee Soomaaliya madaxda qaranka ayey ku xirmi doonaan ayuu yiri General Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ciidamadii xooga dalka oo hada howl gab noqday kana soo jeeda jubooyinka.
Sikastaba muranka cusub ee hareeyey QM oo wali aan si rasmi ah u soo shaac bixin waxaa sii murjiyey baa la leeyahay kadib markii ay dowlado badan qaar masuuliyiinta dowlada ku yiraahdeen inagu ma dal xor ah baanu nahay mise wadan gumeysi ku jira wadankasta oo doonayey inuu siyaasiyiinta Soomaaliyeed u bahdilo sidii kuwii hore wey ku adag tahay xaalada.
Isku soo duuboo xaalada Soomaaliya uma xuma sidii hore hadii xukumada cusub ee lagu dhawaaqayo dumarka Soomaaliyeed kaalin muhiim ah laga siiyane Soomaali wey is raacday waa fikirka ay qabaan inta samaha jecel.

Sahal,
The President is powerless in this endeavor. Kenya is really on their own mandate and don't care about AMISOM commander. The President needs to focus on Mogadishu.
Sahal,
The President is powerless in this endeavor. Kenya is really on their own mandate and don't care about AMISOM commander. The President needs to focus on Mogadishu.Kismaayo ma kenya ayey ku taallaa mase Soomaliya ?


Inader wan kaa qaaday. Haye yaad ugu riday obama mise mit.

ll hada waxaaba gaartey heer aa natural amxaar kadhigato!!!!!!!!!!. we are two friend states and help eachother. amxaar adinka mali hidin kulahaa absime kkkkkkkSahal rather than concentrating on Jubaland go ask the president to help your kins being slaughtered and robbed by Liyu Police.
Seems like Hiraan is controlled from Jigjiga.
that is not the point. the point is being under the somali state but it seems you guys dont know what is like being under a somali state.Belaha dagan jubooyinka iyo gedo inayna ismaamul xora yeelan, somalidii kalana lagu tagero samaysta wax la aqbaalyo ma ahan.
Qafna dawlada ma diidana e waxa laysku haystaa madax adayga daamjadiid.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 30 guests