Postby fiiltare » Sun Nov 11, 2012 11:12 am
Marka hore 3 qodob baan doonahayaa inaan ka hadlo.
1.
Qodob waa Hiiraan oo marar badan Ogaadeenku soo qaataan iyo qodobada kale waa Kismaayo iyo Qodob beesha Ogaadeen.
Maamul Goboleedka Hiiraan State.
Maxeeysatada Shabaab waxaa Hiiraan laga sarey Nov 2011 magaalada waxaa qabsadey ciidamo la magac baxey Dooxada Shabeele oo uu hogaaminayay Abdiratah Hassan Afrah. Isbuuc gudahiis waxaa magaalada tagey Wasiirka Koowaad Abdiwali iyo golo wasiiro oo 4 ahaa iyo xildhibaano. Markeey xamar kusoo noqdeen Abdiwali waxoow yiri Dooxada shabeele doowlada ma aqoonsana. Buuq badan beey dhalisey hadalkaas shariif iyo Xawaadle madaxaa leeysla galay Xamar baa leeysla yimid waxeeyna Doowlada amar na dul saartey in ayada maamulka magacawdo Taasoo markii danbe la yeelay si maslaxada dalka loo dhaqangaliyo ilaa Federaalka laga gaarayo oo dadka gobolada eey maamulkooda soo dhistaan. Gudoomiye Gobol baa waxaa u magacaabey Madaxweyne Shariif Hiiraan asagoo gobolka Hiiraana laba gobol ka dhigey markii danbe oo Gobolka Hiiraan iyo Gobolka Shabeelaha Sare kuwaasoo Maamul Goboleed noqonayo Buuxa noqonaya bisha Janaayo 12-keeda oo maalin Sabti ah sanadka 2013 isha ku ahaay howsha Hiiraan State.
Baaydhabo baa la xoreeyey Doowlada waa booqatey maamulkana u magacawdey.
Ogaadeenka markeey afka kala furaan Websiteyadda, Raadiyaasha, Qaxwoodhinka meel kasta waxeey afka kala haayaan Madaxweynaha Hiiraana waxoow yiri Xuux Kismaayana Xaax. War Hiiraan waxeey mareeysaa Fayskii labaad oo waa kasoo gudbeen fasekii koowaad ee doowlada waana runtiis Faseka labaad waa ineey ayaga maamul sameeystaan ee doowlada inaad la shaqeeysaan armeey idiin roontahay.
Qodobka 2
Ogaadeenka horta maxoow masasku mar walbaaba hal god uga qaniinaa. Ogaadeenya Ethiopia markeey Xabashida qaadaneeysey ayagaa u sabab ahaa oo Soomalida inteey ka cararayeen beey Amxaaro la hoos galeen oo ilaa Geneva la taagnaayeen anaga Ogaadeenya baanala dhahaa doowlad calan leh baan nahay oo Soomaalinimo diiideen kadibna danta reer galbeedkii noqotey in Amxaro la raacsho. Same with NFD oo taariiqda lagu haayo sababta NFD maanta Kenya uga tirsan tahay ineey Ogaadeenka u sabab ahaayeen oo kalinimo sheegtey ineey dhulka leeyihiin taasoo sababtey in Kenya qaataan. Maanta Kenya ayeey ka doorbidayaan Soomaali oo ineey u xalaaleeyaan doonayaan. Taasoo Madaxweynaha Umadda Soomaaliyeed Mudane Prof. Xassan Sh. Mohamud uu ka dharagsan yahay doqonimada Ogaadeenka eey dhaxalsiisey in dhulal badan ku maqan yihiin hadii looga yeelo qaladkoodana tiiyoo kale dhaleeyso oo Gobolka Jubada hoose dad aan damac ka laheyn u xalaaleyn doono.
Qodobka sadaxaad kismaayo.
Kismaayo iyo Jubada hoose waa kala laba.
Kismaayo Ogaadeen degaan ahaan waxoow u jiryaa 50 KM oo waxaa kismaayo miyiga dagan waa Hawiye iyo Dir iyo Baajuun ood dhinaca xeebta dagan. Kismaayo doowlada ayaa maamul u sameeyneyso mudo yar ka war sug waxa xamar kasoo socda oon xod ogaalka u ahay. Ninkaan Ogaadeen ee IGAD gudoomiyaha u ah waxoow isku qaldayaa shaqada guud ee IGAD iyo tan beeshiisa waana mida hada mandate-ka IGAD ee Somalia ku aadan iyo howsha uu ninkaani Kismaayo ka wado looga doodayo soon waxoow ku weeynayaa shaqadiisa.
Soomaaliya waa dal xor ah oo leh Madaxweyne, iyo Gole Baarlamaan kuwaasoo sharci dajinta ah Ogaadeena waala ogyahay damacii Maxamad Siyaad Barre ee ahaa inuu degaan weyn dalka Soomaliya uga sameeyo u dajiyey Somaliland and Hiiraan balse waxeey ku danbeeyeen waa la ogaa. Dhamaadkii Buunkaan aad yeerineeysaan joojiya Cagdheerey ee Majeerteen idinku marin habaabinayaan qasaaro iyo balanbal waxaan ahayn idiinma dhali meeyso. Waa qabiil aan laheyn HAL SHAQSI oo danta guud ka fikiro oo wada savage ah.