Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby GIJaamac » Sat Nov 17, 2012 10:41 am

Warbixin: Saameynta Shidaal Baarista Kiinya Ku Yeelan Karto Dhulka Soomaaliya

Image
Kiraitu Murungi oo ah wasiirka tamarta Kiinya oo saxaafadda tusaya dhalo ay ku jirto saliida Ceyriin. (March 26, 2012).

Muqdisho (RBC) Hadal dhowaan laga soo xigtay wasiirka tamarta ee wadanka Kiinya Kiraitu Murungi, ayuu ku sheegay in bishan aynku jirno ee Nofembar la bilaabi doono bixinta qandaraasyada shidaal qodista ceelal shidaal oo gaaraya illaa shan goobood.
Shirkadaha shidaalka u baaraya dawlada Kiinya waxay isugu jiraan kuwo Mareykan, Shiinaha iyo qaar kale oo laga leeyahay wadamada galbeedka, sida uu sheegay wargeyska Daily Naiton ee ka soo baxa Kiinya.
Shirkadahaasi waxaa ka mid ah; Apache Corp oo laga leeyahay Mareykanka, Total oo ah Faransiis, Anadarko oo laga leeyahay Mareykanka, Tullow Oil oo laga leeyahay Ingiriiska iyo CNOOC oo ah Shirkad Shiinees ah.
Goobaha shidaal baarista laga sameynayo ee dawlada Kiinya shaacisay waxay guud ahaan ka kooban yihiin 46 goobood, sagaal ka mid ah goobahaasina waxay ku yaalliin gudaha badweynta Hindiya.
Kiinya shidaal ma ka baaran kartaa dhulka Soomaaliya?
Haddaba sida ka muuqata qariirada markii ugu horeysay la soo bandhigay oo ku saabsan goobaha shidaal baarista Kiinya ay ka sameyneyso, ayaa muujineysa in mid ka mid ah sagaalka barood ee dhanka badda ay ku jirto halka loo yaqaano “L5″ oo run ahaantii gudaha ugu jirta xeebta gobolka Jubbada Hoose ee wadanka Soomaaliya.
“Waxaanu dooneynaa inaan bilawno shidaal qodis laga sameynayo gunta hoose ee badda bisha Sebtembar, waxaana ceelkaasi qodeysa shirkadda Apache, waxaana laga qodayaa meel qiyaastii 60-KM ka xigta xeebta bari ee magaalada Malindi” sidaasi waxaa sheegay wasiirka tamarta Kiinya Kiraitu Murungi.
Barta uu tilmaamayo wasiirka Kiinyanka ah ayaa ah qiyaastii 3900 Sq km xeebta magaalada Kismaayo ee gudaha Soomaaliya. Waxaa kaloo jira ceel kale oo Kiinya baaritaankiisu ka bilaabeyso xeebta Lamu (Akhri warbixin hore oo Raxanreeb ka qortay).

Sida ay sheegayaan saraakiisha Kiinya iyo qalabkooda warbaahinta, waxay tahay in mudo saddex bilood ah ay ku soo saaraan illaa saddex ceel oo ay qodeyso shirkadda Apache ee Mareykanka taasoo ka mid ah shirkadaha ajnabiga ee qandaraasyada la siiyey.
Waxaa xusid mudan in Kiinya ay dhulka ay shidaalka ka baareyso oo ay ku xeebaha gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya ay u taqaano “dhulka lagu muransan yahay” ee aysan u aqoonin dhul Soomaaliyeed, sida ay shirarkooda jaraa’id iyo saxaafadda u hadasho marka laga waramayo shidaal baarista Kiinya.

Cabirka Kiinya sameysatay oo 298 -km gudaha u soo galay Soomaaliya. Isha sawirka; Somalitalk.
Dawlada Kiinya waxay illaa hadda gadaal ka riixeysaa sidii uu sharci ku noqon lahaa heshiiskii fashilmay ee dhanka badda ee dawladii ku-meelgaarka ahayd ay la saxiixatay Kiinya sanadkii 2009 kaasoo ay Kiinya ku sameysatay qariirad iyada u gaar ah oo ay ku calaamadisay qeyb ka mid ah dhul biyoodka Soomaaliya oo qiyaastii 298-km u jirta xeebta magaalada Kismaayo.
Heshiiskaasi dhanka Soomaalida ka soo qaad leh, waayo waxaa buriyey baarlamaankii ku-meelgaarka ahaa oo cid aqlabiyad ah ku diiday.
Inkastoo muran badan uu ka jiray qodobka shidaal baarista Kiinya ay wado, ayaa haddana dawlada cusub ee Soomaaliya weli kama aysan hadlin arimahan shidaal baarista Kiinya iyo mowqifkeeda

http://www.raxanreeb.com/2012/11/warbix ... oomaaliya/

Image

Image

:mindblown: Ras Kibakis Are you happy now ? :pacspit:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby AhlulbaytSoldier » Sat Nov 17, 2012 10:43 am

Sheegato,
The cagdheer are dangerous, just like the donkeys in Xamar.
May Allah guide them or break their back.

User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby metamorphosis » Sat Nov 17, 2012 10:44 am

Stop your smear campaign against R.kambooni Habar Yibir boy. Go free hobyo from Sacad you irrelevant langaab.

User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby Oba » Sat Nov 17, 2012 11:08 am

nacalaa ku taal raskamboni :pacspit: :pacspit:

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby The_Patriot » Sat Nov 17, 2012 11:11 am

nacalaa ku taal raskamboni :pacspit: :pacspit:
abaaha oo xaran kuguso koriyey usheeg.

User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby Oba » Sat Nov 17, 2012 11:21 am

nacalaa ku taal raskamboni :pacspit: :pacspit:
abaaha oo xaran kuguso koriyey usheeg.
My father died long time ago you damb cagdheer :ufdup: :mindblown:
Last edited by Oba on Sat Nov 17, 2012 11:22 am, edited 1 time in total.

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby GIJaamac » Sat Nov 17, 2012 11:22 am

The_Patriot

Dadka maxaad u caynee. Sxb just admit it You fucked up really bad my nigger. You still have a chance to repent and join the Somali government ! Hadii kale ku adkeyso ciqaabta qiyaano qaran. :ufdup:

User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby TAATIKO » Sat Nov 17, 2012 11:44 am

nacalaa ku taal raskamboni :pacspit: :pacspit:
abaaha oo xaran kuguso koriyey usheeg.
xiinoow ninka magacaa leh waa la soo ogaadey. isaga oo dibada joogo ayuu iibsaday isbaaro ku taalay xamar
20.000$ ayaa laga siiyay. waxaana laga hayaa inuu yiri labaatan kabadan ma ka soo baxaysaa.:steviej:

waa wax noocaas ah. cabdullaahi yuusuf ayaa ka kala daadiyay, cuqdadii ayaa ku jirto

User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby metamorphosis » Sat Nov 17, 2012 11:50 am

The_Patriot

Dadka maxaad u caynee. Sxb just admit it You fucked up really bad my nigger. You still have a chance to repent and join the Somali government ! Hadii kale ku adkeyso ciqaabta qiyaano qaran. :ufdup:
:Heh: Hobyo needs liberation. :)

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby GIJaamac » Sat Nov 17, 2012 11:54 am

xiinoow ninka magacaa leh waa la soo ogaadey. isaga oo dibada joogo ayuu iibsaday isbaaro ku taalay xamar
20.000$ ayaa laga siiyay. waxaana laga hayaa inuu yiri labaatan kabadan ma ka soo baxaysaa.:steviej:

waa wax noocaas ah. cabdullaahi yuusuf ayaa ka kala daadiyay, cuqdadii ayaa ku jirto
sxb the topic is about kenyan plans for somali oil not xiinow and isbaaro

:lol: :lol: :lol: @ Cabdulaahi yuusuf, what a sad nigger you are. Please stay in the topic.

meta

Hobyo is in safe hands. Stay in the topic. :up:

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25210
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby original dervish » Sat Nov 17, 2012 12:01 pm

No matter what you HAG folks come up with.....J/Land will be formed soon insha`llah.
I`m already looking at colours for my beachside villa.....pastel yellow maybe? :D

User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby TAATIKO » Sat Nov 17, 2012 12:06 pm

xiimoow

jubaland waxaan kala hadlaa dadka dago not you sheegato :steviej:

User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby Oba » Sat Nov 17, 2012 12:08 pm

No matter what you HAG folks come up with.....J/Land will be formed soon insha`llah.
I`m already looking at colours for my beachside villa.....pastel yellow maybe? :D
nicca free Laasanood first :lol: :lol:

User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby metamorphosis » Sat Nov 17, 2012 12:14 pm

Xiinoow oh is it really? The only city you inhabit in somalia has been snatched, your militia dislodged and your entire tribe humilated by Sacad. Of course I will remain on topic because it must hurt being reminded of the trying circumstances of your people.

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Kenya planning to explore oil in Somali waters !

Postby GIJaamac » Sat Nov 17, 2012 12:18 pm

Xiinoow oh is it really? The only city you inhabit in somalia has been snatched, your militia dislodged and your entire tribe humilated by Sacad. Of course I will remain on topic because it must hurt being reminded of the trying circumstances of your people.
Link ?

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 41 guests