Page 1 of 1

Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 11:50 am
by AbdiWahab252
Waryaa and Co posted an article smearing the good name of an wise aged Hawiye elder, Halyeey Nur Caade, the Savior of Mogadishu, alleging he sold off the Somali Embassy in Italia. Halyeey Nur Caade is one of the few politicians whom I have admired especially after he outfoxed AY's plan to keep the Ethiopians in Mogadishu and in the end ousted him. Halyeey Nur Caade if he had won in Djibouti would have done a much better job than Sharif Ahmed.


** And some say here I am against certain clans.

Image

Image
Safaaradda Somalia ay ku leedahay Belgium oo ku guuleysatay inay ka saarto Ajaaniib Deggenayd Xarunta Safaaradda (SAWIRRO)
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Belgium ayaa ku guuleysatay inay xarunta safaaraddaas ka saarto dad si sharci daro ah kuu deggenaa muddo 18 sano ah, iyadoo arrintan ay timid kaddib markii ay maxkamadda Belgium go'aan ku gaartay in in dadka deggen xaruntaas safaaradda ay isaga baxaan.
Image
Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub iyo Talyaaniga, danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa arrintan ku tilmaamay guul weyn oo u soo hoyatay shacabka iyo dowladda Soomaaliya, maadaama dadkii sharci-darrada ku deggenaa safaaradda Soomaaliya laga bixiyay, isagoo xusay in juhdi badan la geliyay sidii ay arrintan ku dhici lahayd.

Danjire Nuur Cadde ayaa sheegay in tan iyo sannadkii 2010-kii oo si rasmi ah ula wareegeen howsha xafiiska safaaradda Belgium ayna tan iyo xilligaas ku howlanaayeen sidii ay uga saari lahaayeen dadka sharci-darrada ku deggenaa dhismaha safaaradda, ugu dambeynna ay arrintaas ku guuleysteen 19-kii bishan.



Sidoo kale, danjiruhu wuxuu sheegay sheegay in marxalado kala duwan ay u soo mareen sidii ay ku horumarin lahaayeen adeegyada safaaradda, isagoo tilmaamay in ay howsha ka billaabeen meel eber ah, mudo hal sano ahna ay ku shaqeynayeen xafiis ay ijaarteen, sannad kalena ay ku howlanaayeen dib u habeynta iyo in dadka sida sharci-darrada looga saaro dhismaha safaaradda.

Danjire Nuur Cadde ayaa sheegay inay jireen qaar ka tirsan dadkii sharci-darrada ku deggenaa oo diiday inay ka baxaan dhismaha safaaradda, balse ciidamada booliiska Belgium ay si xoog ah ugu saareen, iyadoo la fulinayo go'aannadii maxkamaddu ay ku xukmisay in laga saaro dadkaas.

Dhanka kale, danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub iyo dalka Talyaaniga ayaa ka hadlay hadallo maalmahaan ay baahinayeen warbaahinta qaarkeed oo sheegayay in gurigii safaaradda Talyaaniga shirkad ajnabi ah laga kireeyay, isagoo wararkaas ku tilmaamay in loo turjumay si khalad ah oo xaqiiqda ka fog.

"Shan dhismo oo dowladda Soomaaliya leedahay ayaa ku yaalla dalka Talyaaniga, qaarkood waa kuwo burbursan oo aan lagu noolaan karin, iyadoo laga soo saray digniin ku saabsan inaan lagu noolaan karin, taasina waxay keentay in dadkii laga bixiyo si loo badbaadiyo dib u dhiskiisa iyo dayactirkiisa, mar haddii hay'addihii ku shaqada lahaa yiraahdeen gurigan lama degi karo, lagumana shaqeyn karo, illaa dib u dhis loogu sameeyo, dabcan annagana taas ayaa raadinaynay," ayuu yiri danjire Nuur Cadde oo sheegay inay heleen shirkad dib u dhis ku sameysa, taasoo lacagta ay ku dhisayso u goosan doonta qaab ijaar ah.



Danjire Nuur Cadde wuxuu sheegay in kharashka kasoo xaruntooda uu ku bixi doono adeegyada safaaraddaha Soomaaliya ee Talyaaniga iyo Brussels iyo dib u habeynta dhismooyinka kale ee burbursan.

"Safiirka mas'uul ayuu ka yahay hantida ay leedahay dowladda Soomaaliya ee ku taalla meesha uu safiirka ka yahay, sidoo kalena xil weyn ayaa ka saaran sidii lagu badbaadin lahaa dhismaha safaaradda," ayuu yiri danjire Nuur Cadde.





Safiirku wuxuu hadalkiisa ku daray in shan guri oo safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga ay leedahay ay ku yaalaan Roma kuwaasoo burbursan, isagoo xusay in haysan hayn wax ay ku dayactiraan; balse ay heleen shirkad u dayactirta, taasna ay ka wanaagsan tahay. Wuxuuna hoosta ka xariiqay in heshiiska shirkadda guriga dayactiraysa ay safaaraddu ka bixin doonto xilligii ay doonto, haddii loo helo kharasha dayactirka ka galay.

Ugu dambeyn, danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub iyo dalka Talyaaniga ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dib u dhiska safaaradda Soomaaliya ee Roma ay noqon doonto mid lagu faa'iido oo dhismooyinka kale ee safaaradda lagu badbaadin doono, wuxuuna meesha ka saaray wararka ay warbaahinta Soomaaliyeed qaar ka mid ah baahiyeen.

Cali Muxyadiin Cali
Muxiyaddin@hotmail.com
Brussels, Belgium

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 11:54 am
by Cumar-Labasuul
When I heard the initial claims I was suspicious because Nuur Cadde isn't that sort of person as far as he presents himself. The one thing I hate is baseless lies allegated to an innocent person - those people will have to account for their lies :down: :down:

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 11:55 am
by AbdiWahab252
Cumar,

Its pure hate against the Savior of Mogadishu.

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 2:42 pm
by DayaxJeclee
Nuur Cadde :up:
Kuwo kasoo horjeedo,bacaad lee ku gilgilsha.

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 3:34 pm
by grandpakhalif
Is it true that he removed foreigners from the Belgian Somali Embassy. Wow that is really heroic.

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 3:45 pm
by abgaalKING
Is it true that he removed foreigners from the Belgian Somali Embassy. Wow that is really heroic.
The Somali Embassy in Italy was in a bad situation and the pace was unfit for human living,it is mainly used by refugees who shi t ed on the place,No one cared about it,no media coverage,no gov tried to rebuild it to its former glory,all of a sudden when ambassador nur cadde tried to do something about it by leasing it to a company that will rebuild it and refurbish the place then give it back after a specific amount of time,the backward somali nomads cry traitor ,traitor. :mindblown:

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 3:48 pm
by Based
^^ You're right, I remember watching a video about all these refugees who squat in the embassy. It looked like something out of a post-apocalyptic movie :down:

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 4:24 pm
by Osob101
Do people even know that Somalia own's 5 properties in Rome :lol:

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 5:12 pm
by AbdiWahab252
Osob,

Are you not going to criticize me for targeting Nur Caade for doing great work ?

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 5:19 pm
by Nomand
aswad madoobe looks corrupt to me.

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 8:06 pm
by AbdiWahab252

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 9:39 pm
by Anarchist
Nuur Cadde doing the necessary once again. Good man! :up:

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Wed Nov 21, 2012 9:53 pm
by Coldoon
I still don't understand how this would make any difference. To what purpose does having an Embassy serve, when there is no functioning Government in Somalia. Clearly, certain individuals are profiting from things like this and even perhaps try to inscribe their names in the invisible "Hall of Wadani" near the SYL memorial.

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Thu Nov 22, 2012 7:00 pm
by TheblueNwhite
Nice try OP. Try bit harder tho.

His Excellency, Nur Adde. :up:

Re: Halyeey Nur Caade (Xafidullah) Dismisses Corruption

Posted: Thu Nov 22, 2012 7:07 pm
by AbdiWahab252
Blue,

:lol: :lol: :lol: