Page 1 of 1

Jubaland debate

Posted: Sun Nov 25, 2012 3:57 pm
by The_Patriot
[youtube]kDfoXFUJkV4&feature=player_embedded[/youtube]


Re: Jubaland debate

Posted: Sun Nov 25, 2012 4:56 pm
by Coldoon
Patriot,

I heard Mujahid Shiekh Ahmed Madoobe is sending Raas Kambooni reinforcements to liberate Buulo Xaawo which fell to Al Shabab recently.
Shir jaraa id:Sh. Axmed Madoobe oo gurmad u diraaya Beled Xaawo

Waxaa xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo Guddoomiyaha ururka raaskambooni iyo Guddoomiyaha ururka Ahlu Sunna, kaas oo ay si wada jir uga hadleen la wareegitaankii ay shalay la wareegeen magaalada Baladxaawo Xarakada Al-shabaab.
Sh. Axmed Madoobe oo kulanka ka hadlay ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in cutub ka mid ah ciidamadiisa ay sida ugu dhaqsiinyaha badan gurmad ahaan ugu ambabixi doonaan magaalada Beled Xaawo haddii ay Xarakada Al-shabaab sii heysato.
“Tuulo ama magaalo kamid ah sadexda gobol kama baaqsanayno inaan ka jawaabno si aan gacan u siino shacabka dhibaatoonaya” ayuu yiri Sh. Axmed oo uu ku wehliyey shirkiisa jaraa’id Guddoomiyaha Ahlu Sunna ee gobolka Gedo Sheekh Maxamuud Awlibaax, wuxuuna yiri “Kismaayo, Dhoobleey iyo Beled Xaawo waa isku mid, mana ogolaaneyno meel kamid ah sadexdan gobol cid kasta oo isku dayda inay xasilooni la’aan ka abuurto” ayuu mar kale yiri.
Guddoomiyaha Ahlu Sunna ee gobolka Gedo Awlibaax ayaa asna dhankiisa sheegay inay la dagaalamayaan Shabaabka iyo cid kasta oo isku dayda inay carqaladeyso nabad ku noolaanshaha shacabka sadexda gobol, wuxuuna intaasi ku daray inay iska kaashanayaan, gacmahana iska qabsanayaan sidii looga hirgalin lahaa nabadgeliyo waarta sadexda gobol mas’uuliyiinta iyo ciidamada ka haatan ka howlgalaya goboladaasi.
Ma cada qaabka ay u tagi karaan Buuloxaawo ciidamo u ka diro gobolka Jubbada hoose Axmed Madoobe, waxaana marka kaliya ee ay ciidamo laga diray Kismaayo tagi karaan ay tahay iyagoo dib ugu laabta dalka Kenya ka dibna dhinaca xuduudda ka gala B/xaawo, taas oo aan la ogeyn sida ay xilligan ku suurtageli karto.

Re: Jubaland debate

Posted: Sun Nov 25, 2012 5:03 pm
by Murax
There should be a quota on the amount of 'Jubaland' Kismayo topics.

Re: Jubaland debate

Posted: Sun Nov 25, 2012 6:03 pm
by SultanOrder
coldoon :lol: war kaftanka naga daa :lol: :down:

Re: Jubaland debate

Posted: Sun Nov 25, 2012 7:55 pm
by grandpakhalif
coldoon :lol: war kaftanka naga daa :lol: :down:
:pac: :pac:

Re: Jubaland debate

Posted: Sun Nov 25, 2012 8:02 pm
by Coldoon
coldoon :lol: war kaftanka naga daa :lol: :down:
Wayahay inaadeer. Lol