dawladu muunan dhisine intaan isaguba la dooran bay dhisnayd. Cabinetkuna waxaa dhisay rezul wazaare shirdoon. Intaas hadaan ka gudbo wuxuu yidhi bay iyo hiiraan way samsynsan karaan maamul gobolayd laakiin jubboyinka iyo gedo kuma dhaqaaqi karaan. constutionkaa qoraya in gobolo isbahayta maamul samynsan karaan. Dastuurku maxas ka horgeyay kolka? Suaashu mudan in lis waidiiyo waa madaxnuhu miyuu khaldan yahay mise waxaa khaldan dastuurla? Haduu dastuurka khaldany dee madexwayniudsnaOkay , anigu si daacad ah baan kula hadlaya .
Anigu waxaan ka socda Somaliland . Ma garanayo , war sidaas na ma ka hayo "accomplishment" kiisa .
Positive thing aan ka arko anigu maddaxweynaha Somalia waxa weeye horta
1/ government -ka uu dhisay kuwii horre u ka duwan yahay .
2/ REALITY-ga on the ground sidey tahay ayuu ku shaqeeya .
Sept the 10th ayuu noqday maddexweynaha "the most failed state" in Africa if not the whole world
2 bilood iyo 10 cisho , more or less . Meel 21 sannadood hogaanku cirka maray , ma laba bilood baa lagu hagaajin kara ?
Aniga haddaba waxaad iga dhaadhicisay sidaad u xisaabtan-taan .
Anigu maxaan u difaacaya ninkan ?
Ma hawiye ayay wax ii galaan mise Somaliya ayaan ku dhashay ?
Iney wax iga go'aan haddaan Isaaq ahay , OGOL baan ka ahay haddi lagu wada ceeshayo oo horumar iyo nabad lagu gaadhayo , adigu laakin saxib bal isoo sheeg waxaad ka cabanayso .
mid jirta maha inleen waxaa lagu doortay dastuurka








