Page 1 of 4

Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka !!

Posted: Sat Dec 01, 2012 9:16 am
by GIJaamac
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Salaadiin Iyo Xildhibaano Ka Soo Jeeda Jubbooyinka

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta oo Jimco ah kulan kula yeeshay Muqdisho qaar ka mid ah salaadiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobalada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.
Wasiirka ayaa u sheegay odayaashii joogay kulanka in dowladda aysan wadin qorshayaal maamul loogu sameenaayo gobalada ay ka soo jeedaan, balse dowladdu ay wado nidaam fududeenaya siddii maamul loogu sameen lahaa gobaladaas oo loo qeybsan lahaa.

Kulanka ayaa si weyn loogi lafa guray sida ugu wanaagsan ee maamul loogu sameenyo gobalada Jubbooyinka.
Ugu horreyn kulanka waxa laga soo jeediyay maraaxiishii ay soo martay maamul u sameenta gobalada Jubbooyinka iyo illaa hadda sida aan loogu guuleesan arrintaas.
Salaadiintii iyo xildhibaanadii fadhiyay kulanka ayaa dowladda ugu baaqay in dedaalkeeda ugu badan galiyaan siddii xal loogu heeli lahaa maamul u sameenta gobalada Jubbooyinka.
Suldaan Rashiid Dhure Cumar oo ka mid ah salaadiinta ka soo jeeda gobalada Jubbooyinka ayaa kulanka ka sheegay maamul u sameenta Jubbooyinka aanu is-khaalafsaneen nabadoodanada iyo wax-garadka ka soo jeeda goboladaas,balse waxa khilaafka uu ka dhexeeyo uu yahay siyaasiyiinta.
“ Salaadiinta halkan isugu timid ee beelaha Jubbooyinka kuwa dagaalsan ma ahayn kuwa beelahooda dagaalsanna ma ahayn ee marna kalama maqneen dad wadajooga way ahaayeen weyna wada joogi doonnaan haddii illaah idmo, waxa ay salka ka qurun santahay ee dhibaatadu ka jirto waa siyaasiyiinta daneenaya in gobalada Jubbooyinka masuuliyadooda qaadaan, ma ahan dhaqanka ma ahan qabaa’ilada, kuwaas waa nabad labo dagaalsan ma lahan,dhibka waxa uu ka taagan yahay siyaasiyiinta“

Sidoo kale guddoomiyaha guddiga arrimaha Jubbooyinka Cabdiqaadir Xaaji Cabdulaahi (Luga-dheerre) ayaa caddeeyay in beelaha degga gobalada Jubbooyinka ay yihiin kuwa walaalo ah, laakin dhibaatada jirtay ay tahay in waddamada IGAD qaar kood ay xagal daacinayaan arrimaha jubbooyinka, taasoo uu codsaday in dowladda ay wax ka qabato.
” Annagu deeggan baan ahay, waan isku abtirsanaa waxa rabnaa in walaaltinimadeena iyo sharafteena aan illaalsano si wax loo dhan yahay aan u dhisino IGAD-ka wax fududeenaysa waxay la xiriireysaa dowladeena , beesha caalamka haddii ay wax-fududeeneyso dowladeena ayey la xiriireysaa,annaga aabo iyo hooyo ayaan lee nahay, waxa aabo iyo hooyo noo ah dowladda Soomaaliya, waxay aabo iyo hooyo noogu tahay in oodo nooqaado, annaga ayaa dhisaneyna maamulkeena waay noo fududeeneysa, dadka Jubbooyinka waxay ku mideesan yihiin in aysan dib dambe ugu laaban dhibkii ay soo mareen” ayuu yiri Luga-dheere.

Dhinaca kale, wasiirka arrimaha gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya siyaasad gooni ah ay ka leedahay arrimaha maamul u sameenta dalka, taasoo ay ku cadyihiin buu yiri axdiga fedaraalka Soomaaliya.
” Dowladda arrimaha gud ahaan arrimaha maamulada waxay ka lee dahay siyaasad iyo arrimo ayey ka lee dahay ugu horreeya maadama dowladda ay tahay dowlad Fedaraal ah
, in dowladda qirsantahay ogashay Fedaraalka ,sida uu sheegayo dastuurka, marka dowladdu waxay ku qasbantahay in arrimaha Fedaraalka siddi u tababan taabin lahayd ay ka shaqeyso dowladu ay ku qasban tahay, laakin si arrintaas aan u hirgalino dowladdu waxay rabtaa in u sameeso sharcigii iyo heerarkii arrintaas iyada hagi lahaa, waxa jirta dowlad dhexe, taasoo ka shaqeyn doonta siddii loo qeybin lahaa arrimaha kheyraadka iyo awooda, haddii kale waa la is ku dhacayaa, waxan noqoneynaa dad mar walna mindi mid ku taag ah, dad dowladooda iyo midnimadooda kala dhantaalanta, marka dowladda waxay bilowday hadda in la sameeyo xeerarkii iyo sharcigii waxaas kala hagi lahaa.

Wasiirka ayaa carabka ku adkeeyay in dowladdu aysan wax maamul ah u magacaabeynin Jubbooyinka, waxana caddeeyay in maamul u sameenta Jubboyinka ay ka immaaneyso dadka deegganadaas ku dhaqan, iyadoo laga soo bilaabayo heer tuulo isla markaana ay ku dhex-wadayaan arrimaha dib u heshiishiinta.
“Arrinta kale waxay tahay dib u heshiishiin inay jiraan deegaanno iyo dad ood-wadaag ah oo wax-yaabo yeryer ay ka dhexeeyaan waan ognahay bini’aadamka 20-kii sanno waxa naga soo dhexeysay tuur-tuur yer iyo dagaalo yeryer ayaa naga soo dhexeysay , dib u heshiishiinta waa in arrintaas aan ku dhexwadno oo deegannadii iyo beelihii aan isku ood-jiidno iyadana waa arrinta kale ee dowladda siyaasadeeda ka mid ah”
“Arrinta kale waxay tahay in maamulka iyo maamulada la dhisaayo laga soo dhiso hoos weeye, oo ay kor tagaan kor ku dhammaadaan, oo macnaheedu tahay sida aan idinkaba sheegeeseen tuulo, tuulo, deg-degmo gobal-gobal loo soo dhiso, marka inatas kaddib in maamul gobaleedka sidaas ay ku soo dhammaato sidaas ayaa la rabaa”
“Arrinta kale waxa weeye annaga maamul kor ka soo magacaabeeno haddii aan nahay dowladda dhex in uusan jirin, dadka deeganka iyaga maamulkooda iyaga in ay soo magacaabanayaan, dowladdana maamulkaas la soo magacaabay ay xalaaleyneeso, oo ay ic-tiraafeyso aqoonsaneyso, xiriirineyso ee annagu maamul xamar laga magacaabayo ee la lee yahay Kismaayo iyo Jubbooyinka, maalin dhexdaas koley waa maqasheenee illaa maariyihii dekedda ayaa la magacaabay, marka annaga dowladda dhexe waa dowlad wax kasta fududeeneysa waaye.
Shirkan waa kii ugu horreysay ee wasiirka arrimaha gudaha uu la yeesho Salaadiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobalada Jubbooyinka isla markaana dowladdu ku cadeeyneyso mowqifkeeda ku aadan hannaanka loo marayo maamul u sameenta Jubbooyinka oo horrey is-marin waa uu ka jiray.”

http://www.raxanreeb.com/2012/11/wasiir ... bbooyinka/

:Shrug:

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 9:36 am
by The_Patriot
Do you think we care about who C/wahab meets?
Anaku iljex wax noma shegayo.

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 9:39 am
by GIJaamac
Do you think we care about who C/wahab meets?
Anaku iljex wax noma shegayo.
:lol: :lol: :lol:

Who the fuck is C/wahab ??

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 9:40 am
by illuminatizz
Good Job The Interior Minster ,The kenyan servants are not the legitimate representives of jubbaland nor do they have the mandate/power to speak for the people in jubba regions.

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 9:45 am
by The_Patriot
Do you think we care about who C/wahab meets?
Anaku iljex wax noma shegayo.
:lol: :lol: :lol:

Who the fuck is C/wahab ??
Dude C.wahab the Sacad Siciid this nigga is the interior minister isku ma xishonayo.

Illuminatiz aka Abgaalking

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 9:53 am
by GIJaamac
Do you think we care about who C/wahab meets?
Anaku iljex wax noma shegayo.
:lol: :lol: :lol:

Who the fuck is C/wahab ??
Dude C.wahab the Sacad Siciid this nigga is the interior minister isku ma xishonayo.

Illuminatiz aka Abgaalking
there is no C/wahab, :lol: fuckin xoolo dont troll my thread
wasiirka arrimaha gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 10:14 am
by original dervish
Whoever he is......is he allowed to enter Kismayo?

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 11:06 am
by The_Patriot
You dumb Saleeban are you called xinoow in real life?
Same as C/wahab. :ufdup:

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 11:52 am
by sahal80
Pls can you tell me the clan of gudoomiyaha jubooyinka group in xamar mr lugadheere?

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 11:59 am
by GIJaamac
Whoever he is......is he allowed to enter Kismayo?
:Puhlease: What kind of question is that ? Is interior minister of Somalia allowed to enter Kismayo ? :comeon:
Pls can you tell me the clan of gudoomiyaha jubooyinka group in xamar mr lugadheere?
waa shiiqaal bro

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 12:17 pm
by sahal80
Whoever he is......is he allowed to enter Kismayo?
:Puhlease: What kind of question is that ? Is interior minister of Somalia allowed to enter Kismayo ? :comeon:
Pls can you tell me the clan of gudoomiyaha jubooyinka group in xamar mr lugadheere?
waa shiiqaal bro
Ok, thanks bro.

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 12:31 pm
by original dervish
xiinoow

when are you and your HAG mates gonna throw in the towel.
It seems like every other day hassan sheikh comes out with a new rep/committee/delegation for J/Land.

There is no way Xamar is getting control of J/Land. :som:

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 12:55 pm
by GIJaamac
xiinoow

when are you and your HAG mates gonna throw in the towel.
It seems like every other day hassan sheikh comes out with a new rep/committee/delegation for J/Land.

There is no way Xamar is getting control of J/Land. :som:
Yes. You want Nairobi to rule you, but not Mogadishu ? GTFOH kid :lol: :arrow:

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 1:26 pm
by The_Patriot
Xiinow Ha is cajabinin Salebaan Dhurwa ba tahay ee qof ka futo xun maba jire.

Re: Interior minister meeting with the elites of Jubbooyinka

Posted: Sat Dec 01, 2012 1:36 pm
by DANGIRL
Reer Mogadishu dont like the fact that jubbooyinka will getting their share of foreign aid(money )like puntland and somaliland.