Page 1 of 1

HabarJeclo President: We are democracy, UN most recognize us

Posted: Mon Dec 31, 2012 1:56 pm
by AhlulbaytSoldier
MADAXWEYNE SIILAANYO "Doorashooyinkii dalkeena ka dhacay waxay noo soo jiideen sumcad uu Caalamku noogu Hambalyeeyay"
Isniin, December 31, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo, ayaa sheegay inay si xor oo xalaal ah u dhacday doorashadii golaha deegaanka ee bishii November 28 ka dhacday dalka, waxaanu tilmaamay inay sumacadii Somaliland doorashadaasi kor u qaaday.

Madaxweynuhu waxa uu ururadii hadhay u soo jeediyay inay u hoggaansamaan natiijadda doorashada isagoo ammaan u jeediyay kuwii aqbalay natiijadii Komishanku soo saaray.

Madaxweynuhu waxa uu sidaas ka sheegay mar uu xalay khudbad ka jeediyey warbaahinta dawladda, waxaaanu ka mid ahaa hadalkiisa "Doorashooyinkii dalkeena ka dhacay waxay qarankeena u soo jiideen sumcad iyo ammaan balaadhan oo bulshadda caalamku inagu hambalyaysay. Waxaanay dadweynaha reer Somaliland mar kale dunidda tuseen inay yihiin shacbi qaan-gaadh ah oo ay ka go’an tahay inay sii xoojiyaan hanaanka dimuqraadiyadda dalkeena ka hirgalay. Kaasi oo dadweynaha xaq u siinaya inay si xor ah oo xalaal ah u soo doortaan Hoggaankoodda kala duwan ee heer degmo, gobol iyo qaran."

"Walaaleyaal sida uu sharciga dalkeenu jideeyay waxa hawlaha doorashooyinka u xilsaaran Gidida doorashooyinka qaranka oo ah Gudi u madax banaan hawlaha doorashooyinka.kuwaasi oo masuul ka ha wax kasta oo ku lug leh doorashadda. Gudidaasi oo ah cida soo bandhigta kuwa guulaysta iyo cida laga guulaystaba,"ayuu yidhi madaxweynuhu mar uu iftiiminayey cida masuul ka ah arrimaha doorashooyinka.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in xukuumaddiisu aanay shaqo ku lahayn qaabka ay doorashadu u dhacday, balse kaliya xukuumad ahaan masuuliyaddi ka saarantahay inay nidaamiyaan goobihii ay doorashaddu ka dhici lahayd iyo amnigay ku dhici alhayd.

"Doorashadii waxaanu u aqoonsan nahay inay u dhacday si xor ah oo xalaal ah, waxaana la mariyay dhammaan nidaamkii sharci ee dalka u yaalay. Dhammaanba degmooyinka dalka wixii ka soo baxay ee lagu dhawaaqay, maxkamaduhuna ansixiyeen ayaa sharci ah. Loona aqoonsanayaa Xildhibaano qaran,"ayuu yidhi Madaxweynuhu mar uu ka hadlayey sida uu u arko inay doorashadii u dhacday, waxaanu sheegay in saddexdii xisbi ee lagu dhawaaqay ay noqonayaan xisbiyada qaran ee jira.

Madaxweynuhu waxa uu hamablyo u diray xildhibaanadii guulaystay oo uu ugu baaqay inay balantoodii ay ummadda u qaadeen wakhtigii ololaha ay kaga dhabeeyaan xildhibaanaddii soo baxay.

Mar kale isagoo la hadlaya ururadii hadhay waxa uu yidhi "Murashaxiintii iyo ururaddii aan ku guulaysan doorashadda ayaan u rajaynayaa inay noqdaan qaar u hoggaansama Natiijadda doorashadda, cidii dood ka qabtayna waxay ahayd inay u raacaan dariiqa sharcigu jideeyay in loo maro.waxaan bogaadinayaa ururadda aan ku guulaysan doorashada ee u hoggaansamay natiijada".

Madaxweynuhu waxa uu caalamka ugu baaqay inay somaliland ictiraafaan, maadaama kaalin muuqata ugu fadhido geeska afrika iyo aduunkaba, isla markaana horumarka balaadhan ee dimuqraadiyada ka gaadheen ay mudan yihin in lagu tixgaliyo,

Sidoo kale, waxa uu shacabka ku booriyey inay nabdgalyada ilaashadaan, isagoo usoo jeediyey inay dhinac uga soo wada jeestaan wax kasta oo kala dhantaalaya midnimada iyo horumarka dalka.

Waa markii ugu horaysay ee madaxweynuhu si toos ah uga hadlo doorashooyinki dalka dhacay iyo sida uu arko inay u dhaceen, iyagoo siyaasiyiin badani doorashadaasi ku tilmaameen mid musuqmasuq badani hadheeyey.




But how reliable are these claims because Habar Yoonis and some of the clans are opposed to the elections. We also have Ilka Jiir making songs against the president. Oodweynenews calling this president "Faqashta Cusub".



Shifting from Koonfurian siyaasad to Waqooyian politics :diddy:

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Tue Jan 01, 2013 6:42 am
by Mondey
:lol: :lol:

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Tue Jan 01, 2013 10:19 am
by ZubeirAwal
UNta wa shaydaanka aduunka, may allah never make us a member of a shirk organization

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Tue Jan 01, 2013 10:26 am
by AhlulbaytSoldier
UNta wa shaydaanka aduunka, may allah never make us a member of a shirk organization
Amiin Ya shiikh sufi al qabuurogaleeni.

UN is evil

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Tue Jan 01, 2013 10:26 am
by Thuganomics
UNta wa shaydaanka aduunka, may allah never make us a member of a shirk organization
Aamin :up:

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Tue Jan 01, 2013 10:41 am
by original dervish
I think perhaps your wish may come true. :D :sland: :up:

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Tue Jan 01, 2013 10:51 am
by ZubeirAwal
UNta wa shaydaanka aduunka, may allah never make us a member of a shirk organization
Amiin Ya shiikh sufi al qabuurogaleeni.

UN is evil
Qabuuro galeenta ka sheegtay wa maxay sxb,

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Tue Jan 01, 2013 12:32 pm
by union
Will it take 500 years of being ignored for beesha iddor to realize that which is evident to all save for them?

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Tue Jan 01, 2013 3:15 pm
by original dervish
maybe a thousand ought to do it. :D

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Thu Jan 03, 2013 7:53 am
by LiquidHYDROGEN
^^^^And maybe you should start getting used to being under our foot.

Re: HabarJeclo President: We are democracy, UN most recogniz

Posted: Thu Jan 03, 2013 7:58 am
by AhlulbaytSoldier
maybe a thousand ought to do it. :D


STFU kastuumotrash :D