Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Raskibaki cagdheer hunting ilkoyar elders and nabaddoono

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Raskibaki cagdheer hunting ilkoyar elders and nabaddoono

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Jan 01, 2013 12:51 pm

Kooxo Hubeysan oo Nabadoon Caan ah ku Dhaawacay Magaalada Kismaayo
1 January, 2013 | Filed under: Gobolada,Wararka Maanta | Posted by: joofane
Kismaayo ( DHM-News ):- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay maanta Nabadoon caan ah ay ku dhaawaceen gudaha Magaalada Kismaayo.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in kooxo bastoolado ku hubeysan ay maanta ku dhaawaceen Nabadoon Cabdulaahi Xaafad ku taalla Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose.

Kooxihii dhawcay Nabadoon Cabadulaahi ayaa la tilmamaay in ay ka baxsadeen goobta falku uu ka dhacay waxaana la sheegay in Nabadoonka loo lacararay Isbital ku yaalla Magaalada Kismaayo.

Macada sababab ka danbeeyay dilka Nabadoonkan laakiin waxa uu imaanayaa xilli maalmo ka hor Magaaladaasi dhawac loogu geystay Guddoomiyihii Odoyaasha Beesha Sade uu ugu geeriyooday Magaalada Muqdisho.

:mindblown:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Raskibaki cagdheer hunting ilkoyar elders and nabaddoono

Postby grandpakhalif » Tue Jan 01, 2013 12:55 pm

This anti -peace militia must be defeated and the Kenyans sent packing.

User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Raskibaki cagdheer hunting ilkoyar elders and nabaddoono

Postby TAATIKO » Tue Jan 01, 2013 1:02 pm

Qaar kamida warbaahinta buunbuuniya xaalada magaalada Kismaayo ayaa xalay soo qoray in Nabadoon caan ah xalay lagu dilay magaalada Kismaayo iyagoo waliba magac dhabay Beesha uu kasoo jeedo.Akhristayaal badan ayaa xalay nasoo weydiiyay waxa kajira warkaas.Warsidaha Dhanaan.com ayaa isagoo tixgelinaya codsiga akhristayaasha arintaas dabagal ku sameeyay waxaana soo ogaanay in warkaas uu yahay war sal iyo raad toona aan lahayn, waxaana wanaagsan in saxaafadu ay ka waantoowdo been abuurka iyo iskudirka Bulshada Soomaaliyeed.

Dhacdada kaliya ee xalay Kismaayo ka dhacday waxay ahayd in koox ay bambo gacmeed ku tuureen guriga uu daganyahay madaxa ciidamada amniyaadka ee magaalada Kismaayo mana jirto cid wax ku noqotay bam gacmeedkaas.

Qoraalkan beenta ah ee sheegaya in xalay Nabadoon caan ah lagu dilay Kismaayo ayaa aad loola yaabay ujeedada laga leeyahay waloow fasiraado badan laga bixiyay.Fasiraadaha laga bixiyay ayaa ah in warkani uu qayb kayahay wararkii beenta iyo buunbuunita iskugu jiray ee saxaafada qaar ka qori jirtay xaalada magaalada Kismaayo iyo inuu yahay digniin ku socoto nabadoonada Beesha la magac dhabay oo ah inuu jiro dil lala maagan yahay.

http://dhanaan.com/maxaa-kajira-wararka ... -kismaayo/

KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Raskibaki cagdheer hunting ilkoyar elders and nabaddoono

Postby KartiHaween » Tue Jan 01, 2013 1:19 pm

Qaar kamida warbaahinta buunbuuniya xaalada magaalada Kismaayo ayaa xalay soo qoray in Nabadoon caan ah xalay lagu dilay magaalada Kismaayo iyagoo waliba magac dhabay Beesha uu kasoo jeedo.Akhristayaal badan ayaa xalay nasoo weydiiyay waxa kajira warkaas.Warsidaha Dhanaan.com ayaa isagoo tixgelinaya codsiga akhristayaasha arintaas dabagal ku sameeyay waxaana soo ogaanay in warkaas uu yahay war sal iyo raad toona aan lahayn, waxaana wanaagsan in saxaafadu ay ka waantoowdo been abuurka iyo iskudirka Bulshada Soomaaliyeed.

Dhacdada kaliya ee xalay Kismaayo ka dhacday waxay ahayd in koox ay bambo gacmeed ku tuureen guriga uu daganyahay madaxa ciidamada amniyaadka ee magaalada Kismaayo mana jirto cid wax ku noqotay bam gacmeedkaas.

Qoraalkan beenta ah ee sheegaya in xalay Nabadoon caan ah lagu dilay Kismaayo ayaa aad loola yaabay ujeedada laga leeyahay waloow fasiraado badan laga bixiyay.Fasiraadaha laga bixiyay ayaa ah in warkani uu qayb kayahay wararkii beenta iyo buunbuunita iskugu jiray ee saxaafada qaar ka qori jirtay xaalada magaalada Kismaayo iyo inuu yahay digniin ku socoto nabadoonada Beesha la magac dhabay oo ah inuu jiro dil lala maagan yahay.

http://dhanaan.com/maxaa-kajira-wararka ... -kismaayo/

Alhamdulilah, good to know that this was a lie. In sha Allah, anyone who wish to create fitnah between brothers will never succeed.

User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Raskibaki cagdheer hunting ilkoyar elders and nabaddoono

Postby EEGA9 » Tue Jan 01, 2013 1:24 pm

Despite the secure security situation the Kismaayo admin has provided there are those who want to create misinformation to create division and conflict but the news websites run in western basements and by the ill-informed Xamar media will have no real effect on the progress been made. The people of Jubbaland are fomenting a future based on dialogue and will not compromise this opportunity at stability. Ras Kamboni has done a great job at forwarding an olive branch to all relevant political entities in Jubbaland setting the stage for a federal Jubbaland administration, they have shown political maturity something that was lost on previous factional groups and their divisive political programs.

User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2534
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Raskibaki cagdheer hunting ilkoyar elders and nabaddoono

Postby Turbulence » Tue Jan 01, 2013 2:43 pm

The man mentioned in the above article is Ogaden.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa and 35 guests