Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Jubbaland-ow Yaa Ku Leh?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
mikexamar
Posts: 209
Joined: Tue Dec 11, 2012 4:55 pm

Jubbaland-ow Yaa Ku Leh?

Postby mikexamar » Fri Jan 04, 2013 6:44 pm

Beesha Qeybaheeda Degaankeeda Wadarta Degmooyinka
Beesha Shanaad
1. Baajuun
Kismayo iyo Jasiiradaha 2 degmo
2. Jareer Weyne-Mushunguli
Jamame, Jilib, Kumsuma, Dujuma, Marerey 5 degmo
3. Ajuuraan
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Kismaayo 4 degmo
4. Carab Soomaali
Kismaayo, Buulo Gaduud, Baardheere 1 degmo

Daarood
1. Mareexaan-ka Gedo
Garbahaarey, Buur-Dhuubo, Buulo Xaawa, Luuq, Kismaayo 5 degmo
2. Ogaadeen-ka
Afmadow, Badhaadhe, Kismaayo, Baardhere, Bu’aale, Qooqaani 6 degmo
Majertein
Kismaayo 1 degmo
4. Bartire
Badhaadhe, Bilis Qooqani 2 degmo
5. Awr-male
Kismaayo,Bilis Qooqani 2 degmo

DigilMirifle

(Rahanwein)
1. Gasaar Gude
Luuq, Buulo Xaawa, Dolow 3 degmo
2. Goobaweyn
Luuq, Buulo Xaawa, Dolow 3
3. Moalin Weyne
Luuq, Baardheere,Sakow,Bu’aale 4 demgo
4. Geelidle
Baardheere, Saakow, Jilib, Bu’aale 3 degmo
5. Eelay
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Dujuuma 4 degmo
6. Yantaar
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Jilib, Kismaayo 5 degmo
7. Hubeer
Baardheere, Saakow, Jilib, Kismaayo 4
8. Luway
Baardheere, Saakow 2 degmo
9. Gare
Ceel Waaq, Saakow, Bu’aale, Jilib, Kismaayo 5 degmo
10. Tuni Sakow, Jilib, Jamaame, Kismaayo 4 degmo
11. Jiido Dujuuma, Saakow, Bu’aale 3 degmo
12. Hariin Baardheere, Bu’aale, Sakow 3 degmo
13. Leysaan Luuq,Baardheere, Saakow, Buulo Xaawo 4 degmo
14. Boqol Hore Dolow, Baardheere, Saakow, Dujuuma 4 degmo
15. Jiroon Dolow, Luuq, Baardheere 3 degmo
16. Reer Dumaal Dolow, Luuq 2 degmo
17. Dabarre Baardheere, Saakow, Bu’aale,Kismaayo 4 degmo
18. Waanjaal Dolow, Baardheere, Kismaayo 3 degmo

Dir
1. Biyo-maal
Jamaame, Jilib, Kismaayo 3 degmo
2. Gaadsan
Dolow, Buulo Xaawa, Luuq 3 degmo

Hawiye
1. Hiraab
Bu’aale, Jilib, Kismaayo 3 degmo
2. Sheekhaal
Kismaayo, Jamaame, Jilib 3 degmo
3. Gaal-jecel
Kismaayo, Bu’aale, Jilib 3 degmo

kuwana waa laga bara qixiyey intii 1991 ka danbeysey. Hase ahaatee inta miiska sare ku taxan waa intii asal ahaan u deganeyd. Degmo walba waxa ay ka kooban tahay: miyi, buulo/tuulo iyo magaalo oo beledka uun ha fiirinin.

Waqti 22 sano ka badan ayey Soomaali kala riixaneysey dhulkan iyaga oo magacyo jabhado iyo magacyo kooxo diimeedyo kala sheeganaya qabiil keliyana wuu ku guuleysan waayey inuu xoog ku hanto si kasta oo uu dadka u baraciyey. Waxaase kuwa dadka degaanka waxyeeleeyey ugu daran kuwa ka yimid beelaha ka soo duulay gobolada Soomaalida degto ee Itoobiya, Kenya, Somaliland, gobolka Galgaduud iyo Puntland.

Hadda oo ay qaar ka mid ah beelihii Itoobiya iyo Kenya ka soo duulay soo kaxeysteen ciidan Kenyaati ah dhulkan in ka mid ahna kacanta ku dhigeen, dhinac waa “rabibaa mahad leh oo shisheeyihii Al Shabaab wadey iyo shartooda naga saarey”, dhinacna waa “waa baryow waxaad soo wado la arki doonee- Ma isticmaar hor leh mise xoriyad danwadaag weheliso?”.


Kenya-se waxa ay si ay danteeda u gaarto xod-xodaneysaa laba beel oo keliya waa qeybaha beelaha ka soo duulay Itoobiya, Kenya iyo Galgaduud oo wadar ahaan ka yar 1% inta dhulkaas joogta ( kuma darin inta belahaas lala xiriiriyo dhulka asal ahaan u deganaa oo iyagu xitaa dhibaneyaal yihiin), iyada oo ay u muuqato inay iyagana colaad hor leh dhex dhigeyso. Qabaa’ilada dhuka deganaan oo qiyaastii 99% ah qof wax weydiinayaba ma jiro.

Markaa mustaqbalka dhow ma 22 sano saa’id ah oo dagaal sokeeyaa? Mustaqbalka fogna ma Jubaland oo Kenya qaadataa? Mise Soomaalida dhulka wada degan oo isfahamto, isqadariso, isku tanaasusho oo si cadaalad ahna wax u wada qeybsata sida dowlada Dhexe ee Federaalka Soomaaliyaba wax loogu qeybsadey.

Jubaland oo ay 5-ta beelood oo Soomaali ka kooban tahay wada degto lama mid ah Soomaaliland, Punland iyo Galmudug marka dhanka wada deganaanshaha beelaha iyo sida ay isugu dhafan yihiin laga eego. Magaca guud ee beelahan kuwooda agagaaraha Kismaayo wada dega waa GiirGiir oo micnaheedu qofka Soomaaliga ah ee Maay ama Maxaa tiri ku hadla fahmi karo.

Micnaha weyn ee uu magacoodaas leeyahayay waa mid ku saleysan diidista qabiil gooni ah iyo doorashada magac wadareed oo wada kulmiya. Xalka Koonfurta Soomaaliya ama Jubaland ma aha xoog wax ku raadis ee waa mid wada xaajood oo keliyaha ay Soomaalida wada degan ku gaari garto.

Waxaa haboon in wadahadalkaas looga dambeeyo dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo aan la go’aamineyn wax uusan ansixin Baarlamaanka oo ay beelaha Soomaaliya u dhan yihiin maadaama xildhibaanada oo dhan beelaha ay iska soo dhex doorteen.


Waxaa kale oo haboon in hal Dowlad Gobeel oo ka dhexeysa Jubadii Sare, Jubada Hoose iyo koonfurta Benaadirtii hore (shebelleda Hoose) la wada dhiso si khilaafka dhulka iyo soohdimaha mustaqbalka looga hortago..

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Isseayaanle, nnjrewzas112 and 35 guests