This was after the death of young men and the arrest of Islamic scholars, ontop of forcing Islamic schools to teach the Ahbash curriculum.
Harar (Ogadentoday Press)- Musliiminta Dalka Itoobiya ayaa Mudaaharaad Xooggan sameeyay Maanta kaas oo ka dhacay Magaalooyinka Addis Ababa Iyo Harar.
Mudaaharaadkii Salaada Jimcaha ee Magaaladda Harar ayaa hal qof ku dhintay Rasaas.
Magaaladda Harar ayaa laga dareemaya kacdoon Xooggan Kaddib Markii Sirdoonka Itoobiya maalmo kahor sheegay inay Kooxo Muslimiin ah oo Alshabaab ay qabteen Midaas oo Dadka cadho galisay.
Dhanka Kalle Mudaaharaadkan ayaa ka dhacay Magaalooyinka Dalka Itoobiya, Sida, Magaaladda, Harar, Addis Ababa, Hawasa, Gonder, Jimma, Diridhaba, Iyo Qaybo ka mid ah Gobaladda Muslimiinta Deggaan.
Hoos ka Daawo Muuqaalka Mudaaharaadka.