
Moderator: Moderators



Somaliland iyo Somaliya oo aan wali isla qaadan Meesha lagu qabanayo wada-hadaladii u socday
“Dawlada Ingiriiska waxaanu isla qaadanay in la sii wado wada-hadaladii noo socday Somaliya”Wasiirka Arrimaha D. Somaliland
Hargeysa(Waaheen)-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib Safar mudo qaatay oo uu ugu maqnaa Wadanka Boqortooyada Ingiriiska, waxaanu shalay ka soo degay Madaarka diyaaradaha ee Magaalo madaxda Kilalka shanaad ee Itoobiya ee Jig-jiga.
Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar oo isla shalayba u soo baqoolay dhinaca Somaliland, socdaal dhulka ahna kaga soo gudbay xuduuda labada dalka ayaa markii uu soo gaadhay Magaalada Gabiley, halkaasi lagu soo dhaweeyay, waxaanu warbaahinta uga waramay waxyaabihii uga soo qabsoomay safarkiisa “waxaan ka soo noqdey safar aan ku Joogay dalka ingiriiska intii aan halkaa joogay waxa ii suuro gashay Inaan kulan la yeesho wasiirka wasaarada arimaha dibada dalka Ingiriiska u qaabilsan africa, oo aanu ka wada hadlaney guud ahaan Xidhiidhka labada dal iyo hawlaha imika socda ee ay iska kaashadaan Dawlada somalila nd iyo dawlada ingiriiska, ha noqoto xaga Nabadgalyada iyo horumarkaba”ayuu yidhi.
waxaanu intaasi ku daray “Waxa kale oo aanu ka wada hadalney arimaha xaga siyaasada la xidhiidh ee Wadamada geeska africa, waxa kale oo aanu ka hadalney wada Hadalada dhawaan u bilaabmaya somaliland iyo somaliya iyo sida Ingiriisku diyaar ugu yahay inay wadahadala daasi sii socdaan, inkasta Oo aan taariikh iyo meel mucayin ah la sameyn,hasa yeeshee waxay Dawlada Ingiriisku muujisay inay daneyneyso inay gacan ka geysato hawlahaasi” ayuu yidhi Dr.Maxamed C/laahi cumar.
Short URL: http://waaheen.com/?p=57249


Somalia will never be divided

Somali people want midnimoSomalia will never be divided




Because these talks were orchestrated by the international community particularly the European union they are forcing both Somalia and Somaliland to talk and open dialogue about their future relationship , Somalia doesn't control these talks nor does Somaliland controls these talks. They are the mediating factor in these talks , the only decision Somaliland and Somalia have in these talk is the talking part and they are allowed to decide where to hold these talks neutral ground in Europe or in Ethiopia Kenya or Djibouti maybe south sudan.Hutuking
yes yes it should never had been allowed you dont see talks with al shabaab then why somaliland?
Emperior
Somaliland is a province in Northern Somalia



Nobody cares about somaliland otherwise they will had regonized you in 20 years
They see you just like puntland and gal mudug
we are just waiting for our army to get stronger we are coming for you after we have finised shabaab



Yeah and she will not lead the talks the President will and the speaker of parliament as i heardEmperior, are you saying that Somaliland doesn't want the FM of Somalia Fowzia to lead the talks?

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 18 guests