Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sland

Post by AhlulbaytSoldier »

Sabti, Feberaayo 02, 2013 (HOL) — Wasiirka arrimaha gudaha Somailand, Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in heegan buuxa la geliyay ciidamada Somaliland, si loo adkeeyo ammaanka guud ee deegaannada uu maamulka Somaliland ka taliyo.

Mudane Carraale ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay ammaankooda sugaan isagoo sheegay in sidoo kale ay si aad ah u ilaalin doonaan xarumaha dowladda iyo kuwa xarumaha kale ee dalalka ay saaxiibada yihiin.

“Ciidamada Somaliland heegan ayaa la geliyay si ammaanka loo adkeeyo, waxaana naga go’an inaan ka hortagno wax walba oo dhibaatooyin ah oo la doonayo in laga fuliyo deegaannada Somaliland,” ayuu yiri Duur.

Wasiirku wuxuu sheegay in muhiimadooda koowaad ay tahay sidii ay amni u heli lahaayeen shacabka Somaliland iyo ajaanibta kale ku sugan deegaannada uu maamulkaas ka taliyo.

Dhanka kale, guddoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in deegaanno ka tirsan Somaliland lagu arkay rag ka tisran Al-shabaab, isgoo sheegay in Silaayo iyo xukuumaddiisa looga baahan yahay inay wax ka qabato arrintaas.

“Qaar ka mid ah shacabka Somailland waxay soo sheegayaan in xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu arki jiray Kismaayo ay ku sugan yihiin deegaanno ka tirsan Somaliland, taasina waxay guux fara badan ka dhex-dhalisay shacbka Somaliland,” ayuu yiri Faysal Waraabe.

Hadalka guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID iyo kan wasiirka arirmaha dibadda ee Somaliland ayaa wuxuu kusoo beegmayaa kaddib markii dowladda Britain ay sheegtay in Somaliland ay k dhici karaan falal ammaan-darro.



If you though the English were just talking nonsense, here is the evidence.
Faysal aka the Hyena says isaaq members of Shabaab (i assume Afghani and others from Kismaayo) were spotted by the people in Maamulka Somaliland.
English did not invent this to bully you, however there is no doubt that security is getting out of control there.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by AhlulbaytSoldier »

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isku uruursanayaan bariga Gobolka Sanaag, isagoo ka digay xarumo Al-Shabaab ka sameystaan inta u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland.

Isagoo ka qeyb qaadanayay Barnaamij dood ah oo ka baxayay Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayuu Wasiirku sheegay inay ka war hayaan in xubno Al-Shabaab ah ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan deegaanada u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland.

"Waxaa la soconaa bariga Sanaag dhanka xiga xuduuda aan la leenahay Puntland halkaas inay isku uruursanayaan xubno Al-Shabaab oo ka soo haajiray Koofurta Soomaaliya, waxaan rajeynayaa in Puntland iyo Somaliland inay ka wada shaqeyn doonaan sidii aan uga hortagi laheyn"ayuu yiri Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in aanay suurta gal noqon doonin in Al-Shabaab u soo guurto dhulka Somaliland, isagoo carabka ku dhiftay in Al-Shabaab lagu jebiyay dagaaladii Koofurta Soomaaliya.

"Al-Shabaab waxaa hubaal ah in lagu jebiyay koofurta Soomaaliyed, cadadkeeda inay nagu soo baahi karaan, taxadar baan leenahay war doon ayaa leenahay, inaan suurta gal noqon in alshabaab nagu soo guurto, Al-Shabaab waxay ka faa'ideystaan goobaha aan maamulka ka jirin"ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Mar uu Wasiirka ka hadlay dhalinyarada ka soo jeeda Somaliland ee ka bar bar dagaalanta Al-Shabaab ayuu sheegay inay cafis u fidinayaan kuwa waalidiintooda laga duufsaday, hase ahaatee aanay hogaamiyeyaashooda ugu caansan ee Somaliland ka soo jeeda ee caalamka dambiga ka galay aanay cafin doonin.

Warbixin todobaadkii hore ka soo baxay Wasaarada Arrimaha dibada Britain ayaa loogu baaqay muwaadiniinteeda in aanay tagin Somaliland, kuwa ku sugan ay isaga soo baxaan, kadib markii la muujiyay qatar ku wajahan dadka reer galbeedka ee ku sugan dhulka Somaliland.

Dadka falanqeeya arrimaha siyaasada geeska Afrika ayaa sheegaya in suura gal tahay in Al-Shabaab isku uruursadaan buuraha Gobolka Sanaag, halkaasoo ah goobo istiraatiiji ah oo leh buuro silsilado ah.



As the famous saying goes: People who live in glass house should not throw stones :whew:
User avatar
DonCorleone
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2610
Joined: Mon Jun 04, 2012 12:18 am
Location: Rehabilitated for my chaos ways... On the peace tip

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by DonCorleone »

How will SL deal with these terrorists.

they should kill em
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by AbkoowDhiblaawe »

May God Help the Mujaahideen in Sanaag verily Sharia laws will be established. :blessed:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by hargaysaay »

Warsheekh wrote:May God Help the Mujaahideen in Sanaag verily Sharia laws will be established. :blessed:
the terrorists will have technical problem in north see the thing is no matter how many colored cumaaamado they wear their clan will always be asked if they aint local favorites they will happily fuck off
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by AbkoowDhiblaawe »

But the mujaahideen in sanaag are locals Ibrahim Afghani, Amir Godane and sheikh atam are leading the mujaahideen in sanaag :mindblown:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by original dervish »

S/l is going down
User avatar
Tanker
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3607
Joined: Tue Dec 04, 2012 4:59 pm
Location: Enjoying my life :) I am so happy ! and endless succes has arrived in my life

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by Tanker »

The few shabab terrorists has been defeated in Puntland you have to understand the people of puntland has dignity and wants peace unlike the average man of southern somalia who is a rapist and murder.
User avatar
DonCorleone
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2610
Joined: Mon Jun 04, 2012 12:18 am
Location: Rehabilitated for my chaos ways... On the peace tip

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by DonCorleone »

Tanker wrote:The few shabab terrorists has been defeated in Puntland you have to understand the people of puntland has dignity and wants peace unlike the average man of southern somalia who is a rapist and murder.

stfu how can you diss south somalis (we know what you really mean), we will take puntland back if you keep acting up

jeberti

when we aint go no men in hijaabs trying to be girls and pretending to be arab.

remember those pics?
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by Corruption1 »

DonCorleone wrote:How will SL deal with these terrorists.

they should kill em
why should we kill our sons..?? Alshabaab is a somailand tool and their main mission was to spread islam to the south. but as you can see the southerns have chosen christian bantus such as Kenyans and Ugadans and the bible over their muslims brothers who were only trying to bring them the word of god. we live crazy times baan ku idhi :whew:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by Somalistan »

Warsheekh wrote:May God Help the Mujaahideen in Sanaag verily Sharia laws will be established. :blessed:
the same sharia law you rejected in Xamar right?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by AhlulbaytSoldier »

HigherLevel wrote:
DonCorleone wrote:How will SL deal with these terrorists.

they should kill em
why should we kill our sons..?? Alshabaab is a somailand tool and their main mission was to spread islam to the south. but as you can see the southerns have chosen christian bantus such as Kenyans and Ugadans and the bible over their muslims brothers who were only trying to bring them the word of god. we live crazy times baan ku idhi :whew:
We want reer isaaq to be honoured with that islam: beheading, stoning, handcutting, prison life.
As for us, we rejected isaaq version of islam and shariahlaw :up:


Good luck with crazy bint zubayr :whew:
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by BigBreak »

^ imam hutuking, al kebab has nothing to do with s/l its just darood propaganda their upset that somaliland successfully makes democracy compatible with islam and the people of s/l want our hawiye brothers to live in peace and prosperity just like us
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by AhlulbaytSoldier »

superlander wrote:^ imam hutuking, al kebab has nothing to do with s/l its just darood propaganda their upset that somaliland successfully makes democracy compatible with islam and the people of s/l want our hawiye brothers to live in peace and prosperity just like us

Why do you reject islam and shariahlaw which ur cousin is bringing there :mindblown:
Does Allah swt not say start preaching with ur own qabiil first. The prophet PBUH preached his subclan & close familymembers before talking to others.
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Faysal Hyena: Some Alshabaab leaders are spotted in M.Sl

Post by Substance »

Not a clever thing to admit to the public. Even if its true.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”