Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Galmudug Abdi Qeybdiid Officially Recognized by Somali Gov..

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Galmudug Abdi Qeybdiid Officially Recognized by Somali Gov..

Postby 1moonlight » Sat Feb 16, 2013 12:55 pm

Masha Allah

ما شاء الله

بسم الله الرحمن الرحيم



News Wednesday, January 30th, 2013




Abdi Qeybdiid Officially Recognized by Somali Government.

Image

Image

Image



Here is the president when timo kalajeex wasiir asked him about why the goverment supported Cabdi Qeeybdiid.











Wasiirka wasaaradda arimaha gudahaiyo & Amniga qaranka ee jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliyeed Cabdikariin Xuseen Guulleed ayaa in muda ah ku howlanaa siduu ku dhameyn lahaa sheegashada dhinac kamida ah’ oo ku andacoonaya inay madax ka yihiin Galmudug’ Ayadoo doorashadii ka dhacday Galmudug Agosto 2012 ay ahayd mid si toosa warbaahintu goobjoog ka ahaayeen’ Waxaana shirkaasi kasoo qaybgalay Guddiga doorashada, Golaha dhaqanka, Golaha maxkamada sare, Culimaaudiinka, Ururada haweenka, Ururada dhalinyarada, Marti sharaf DFS, Puntland,Ahlu sunah oo toosa ula socday sida ay codbixintu u dhacday ayadoo Xilldhibaanada cusub ee Galmudug ay cod aqlabiyad ah ku doorteen madaxweynaha Galmudug Gen. Cabdi Xasan Xasan Cawale Qaybdiid iyo M/weyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cabdisamad Nuur Guulleed. Doorashada kadib ayaa waxaa la dhaariyay laba masuul sida uu dhigayo xeerka Galmudug.

Haddaba doorashadan aan kor kuxusnay ee dhacday Agosto 2012 kahor ayaa waxaa isku tagay koox ku qabatay xaflad guri kamid ah magalada Galkacyo ayagoo sheegay inay doorteen madaxweyne iyo Kuxigeen Galmudug ee sharciga ah waa sida ay hadalka u dhigeen’ M/weynaha la dorrtay ee Galmudug Cabdi Qaybdiid ayaa booqasho uu kutagay magalada Muqdisho ka codsaday madaxda dowlada iyo xildhibaanada kasoo jeeda Galmudug inay xaliyaan arimahan ka taagan Galmudug uuna ogalyahay xalkasta oo laga keeno arintaas kadib ayaa waxaa loo yeeray kooxdan sheeganaysa inay yihiin madaxda saxda ah, kulamo badan kadib oo uu wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin la yeeshay labada dhinac ayaa iska dabadheeraaday ayadoo uu m/weyne Cabdi qaybdiid u kacay Galmudug halka dhinicii kale ay qaarkood joogeen magalada Muqdisho, Dadaal dheer iyo xogwaraysi uu sameeyay wasiirka arimaha gudahaiyo amniga qaranka oo kaashanaya xildhibaanada kasoo jeeda Galmudug ayuu waxa uu soo saaray Go’aanka Hoos ku qoran…

Markuu arkay: Qodobadda heshiiskii isafgarad ee dhexmaray maamulkii Galmudug iyo waxgaradka kala duwan ee deegaankaas 18-1-2012

Markuu arkay: Qaabka ay u dhacday doorashooyinkii iyo wadiiqooyinkii loo maray doorashooyinkaas Agosto 2012

Markuu arkay: Qoraalka iyo Cadaymaha xilldhibaanada federaalka ah ee kasoo jeeda deegaankaas ee ku taariikhaysanayd 16/1/2013

Wuxuu halkan ka cadeynayaa

1. In wasaaradda arimaha gudahaiyo & Amniga qaranka ee jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya ay aqoonsan tahay maamulka Galmudug ee uu madaxda ka yahay General Cabdi Xasan Cawale (Qaybdiid) inuu yahay maamulka matala kana masuulka ah deegaanka Galmudug.

2. In maamulka Galmudug laga doonayo in uu fidiyo baahiyana maamulkaas si uu u buuxiyo sharuudaha maamul goboleed ee ku qeexan Dastuurka federaalka kuna cad heshiisyadii Garowe I iyo Garowe II.

Haddaba wasaaradu waxay ka rajaynaysaa cidkasta in ay maamulkaas ku gacansiiso gudashada waajibaadkiisa ee xaga nabadgalyo,Gargaar,Dib u heshiisiin iyo Horumarineedba.

Wabillaahi Towfiiq

H. E. Cabdikariin Xuseen Guuleed

Wasiirka Wasaaradda

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: kaliil and 20 guests