Moderator: Moderators
Waxaad sheegeyso iyo waxii mar hore tidhi isma leh, mar abgaal ayaa ku dhalay marna shiekhaal, marwalba wax malayacni ayaa la so baxda, Meyle Samale magacu asal ahaan, waa Hawiye, It's like Someone having Habar Magaadle as a username but claiming Yibir, wax akhli gal ayaa lagu hadlaa, adiguna nin contradiction socdo ayaa tahay, Threadkaan hawiye ayaa laga hadlaye, imika threadku waa badashay. Shirka meeshaan ka socoday ka qeyb gal and join your hawiye brethen in forming a maamul for fiqishiini.


How can there be correlations between a username on a f-king internet forum and clan affiliation? Hortaa taa iga dhaadhici.. secondly I have never claimed sheekhaal nor Abgaal. I was joking with Oba oo aan reerkiisa garaneyo, isagaana Abgaal ah. Ta kale Im Isaaq markaa ka nax oo nafta waa, its not my problem if you dont believe me besides what can clan affiliation do for you on a forum, waryaa ilaahay yaqaan these people need some serious help. Adigaana threadka rogay because you said Damal Muuse is Surre waanan kuu jawaabay, simple as that.Waxaad sheegeyso iyo waxii mar hore tidhi isma leh, mar abgaal ayaa ku dhalay marna shiekhaal, marwalba wax malayacni ayaa la so baxda, Meyle Samale magacu asal ahaan, waa Hawiye, It's like Someone having Habar Magaadle as a username but claiming Yibir, wax akhli gal ayaa lagu hadlaa, adiguna nin contradiction socdo ayaa tahay, Threadkaan hawiye ayaa laga hadlaye, imika threadku waa badashay. Shirka meeshaan ka socoday ka qeyb gal and join your hawiye brethen in forming a maamul for fiqishiini.




Agent,
Ain't no laughing matter. I lost friends in the 1991 war. Those who survived are still my friends but play on opposite ends. Innocence lost but hope there is a reunion one day. One was a miniwarlord in Kismayo in the late 90s . This dude used to be a major party guy and really knew how to get into some shid but slide away based on his connection to the late regime.
Abdi,
Rabshoole,
I am lobbying for more representation of the HG in any government they chose to join and in significant positions.


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 30 guests