Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking News: Jubbaland Conference Kicks Off With Bullets

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Breaking News: Jubbaland Conference Kicks Off With Bullets

Postby oxymoron » Sat Feb 23, 2013 10:11 pm

Dagaalkii ka socday Kismaayo oo Istaagay iyo Waan-waan laga dhex bilaabay dhinacyadii uu dagaalku u dhexeeyay

Image

:mindblown:

:blessed:

:whew:

Sabti, Feberaayo 23, 2013 (HOL) —Wararka aynu ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu istaagay dagaal xooggan oo saaka gudaha degmadaasi ku dhexmaray ciidamo beeleedyo ka tirsan dowaldda Soomaaliya iyo ururka raaskaambooni.

Wararkii ugu danbeeyay ee degmadaasi naga soo gaaraya ayaa sheegay in cutubyo katirsan ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM ay ku guuleeysteen in ay kala dhexgalaan dhinacyadii uu dagaalku u dhexeeyay.

Mid kamid dadka ku dhaqan Kismaayo oo HOL u waramay isagoo ka gaabsaday in magaciisa la xigto sababo dhanka ammaanka ah ayaa sheegay in dagaalkii maanta uu ahaa mid aad u xooggan islamarkaasina labada dhinac ay isu adeegsanayeen hub fudud iyo madaafiic.

Dagaalka ayaa la sheegay in xooggiisa uu ka dhacay xaafadaha calanleey, Farjanno iyo xaafadda Fanoole, waxaana lagu soo waramayaa in uu jiro khasaare xooggan oo kala gaaray labada dhinac wallow aan la heyn xog rasmi ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka.

Goobjoogaha ayaa sidoo kale sheegay inta uu ogyahay in dagaalku ay ku dhinteen ku dhawaad todobo qof oo ay ku jiraan laba sarkaal oo ka tirsanaa maamulkii KMG ahaa ee degmada Kismaayo, iyadoona la sheegayo in dhaawacu intaasi ka badanyahay.

Ma jiraan ilaa imika masuuliyiin katirsan maamulka Kismaayo oo faahfaahin ka bixiyay dagaalka, haseyeeshee wararka ayaa sheegaya in lagu guuleeystay in lakala qaado labada ciidan, islamarkaasina ay imika soconayaan dadaallo lagu doonayo in lagu dhexdhexaadiyo dhinacyadii ay dirirtu u dhexeysay, kuwaasoo ay wadaan waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan magaalada Kismaayo.

Dagaalkan ayaa kusoo beegmaya xilli mudooyinkii u danbeeyay ay magaalada Kismaayo ka soconeeysay qabanqaabada shir la doonayo in maamul loogu sameeyo gobollada Jubooyinka, kaasoo la filayay in uu maanta furmo balse uu dib-u-dhac ku yimid kadib markii ay shirka kasoo qeybgali waayeen wafdi laga sugayay dhanka dowladda Soomaaliya.

Xasan Nuur, Hiiraan Online
Hnur@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Breaking News: Jubbaland Conference Kicks Off With Bulle

Postby oxymoron » Sat Feb 23, 2013 10:56 pm

Just spoke with my cousin in Kismayo, and he has told me things have calm down. The situation is under control. :blessed:

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Breaking News: Jubbaland Conference Kicks Off With Bulle

Postby Somalistan » Sun Feb 24, 2013 4:03 am

Lady Nas that pic is Hargeysa.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Breaking News: Jubbaland Conference Kicks Off With Bulle

Postby hargaysaay » Sun Feb 24, 2013 4:42 am

yaakhi masajidkan miyanu ahayn kii ku yaalay sabaxareed aad buu iila eegyahay kaa

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Breaking News: Jubbaland Conference Kicks Off With Bulle

Postby Somalistan » Sun Feb 24, 2013 7:55 am

Sabaaxareed waa kee? Ma kii laamiga dheeraa ee qurac dheer marka xaga total loo socdo? maya ilamaha.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Garadkin and 34 guests