Page 1 of 3

Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 6:24 am
by sheekh-Farax-zero
Tuulooyinka Hawiye

Tuulooyinka Gaaljecel (Hawiye) ee Jubbada Hoose ee ama kaligiis uu leeyahay ama qayb libaax ka yihiin waa kuwan:

1- Baarka, 2- Koban, 3-Kamsuuma, 4-Sanguuni, 5-Yoontooy, 6-Buulo Guduud,

7-Ganjaroon, 8-Kubbakibir, 9-Jannaay cabdalle, 10- Sacmoojo, 11-Galool yar yar, 12-Canjeel

13-Buurgaabo, 14-Raaskaambooni (degmo), 15-Ooddow, 16-Manaraani, 17- Ilig, 18-Warfele ,

19-Leheleey, 20-Beerxaani (degmo), 21-Geles, 22-Gumbis, 23-Dhexmar, 24-Kudhaa, 25-Istanbuul,

26- Unguuni.

Tuulooyinkaas oo dhan marka laga reebo 5ta tuulo ee ugu horreysa oo hoos taga degmada Jamaame iyo Raaskaambooni, 20-ka kale waxay hoos tagaan (laga xukumaa) Kismaayo

Cawr-Male(Gaaljecel iyo Dagoodiye ayuu la dhashay) tuulooyinkiisa waxay kala yihiin:

1-Cabdalla Biroole, 2-Buulo Xaaji iyo 3-Cusbo, dhammaan waxaa laga xukumaa Kismaayo

Shiikhaal (Hawiye) tuulooyinkooda Kismaayo hoos taga (laga xukumo) waa 1-Hoosingoow (degmo),

2- Dhasheeg Waamo, 3- Baqdaad

Abgaal iyo Murusade (Hawiye) (dad badan ayey filan waa ku noqon dootaa in Abgaal iyo Murusade ay dagaan Jubbada Hoose) waxay dagaan tuulooyinka 1- Turdho, 2- Naftaahuur. Dhammaan Tuulooyinka Hawiye waa 34 tuulo (inta aan ogahay), 8 ma ogiye inta kale waxay hoostagaan Kismaayo

Tuulooyinka Daarood

Sida ay reer Waamo og yihiin ma jirto hal tuulo oo uu Daarood kaligii daggan yahay oo hoos tagta Kismaayo (soo baara walaalayaalow), ogaadeen ninka ugu sokeeya Kismaayo ee baadiyaha daggan wuxuu daggan yahay soona Afmadow oo 120km Kismaayo u jirta, tuulooyinkiisana halkan ayaan ku caddaynayaa

Absame (Daarood) tuulooyinkiisa jubbdada hoose waa kuwan:

1-Kulbiyow, 2-Badhaadhe, 3-diif, 4-Taabto, 5- Dhoobley, 6- Afmadow, 7- Xagar, 8-Bibi, 9-Qooqaani, Dhammaan waa 9 tuulo laakiin mid hoos timaadda oo laga xukumo magaalada Kismaayo kuma jirto, Sababtoo ah 2 ka mid ah ayuu Maxamed Siyaad Barre u magacaabay degmo waxayna kala yihiin: Afmadow iyo Badhaadhe marka 7da kale 2daas ayey hoostagaan

Majeerteen (Daarood) isagu magaalada Kismaayo ayuu daggan yahay tuulo uu gooni u deggan yahayna kuma taallo Jubbada Hoose, in yar oo kaluumaysato ayaa la deggan Axmed Adan oo Galljecel ah tuulooyinka Kudhaa iyo Istanbuul, kuwa yar oo lo’ gatay si ay deegaan u noqdaanna ayaa Cawr-male Buulo Xaaji la daggan, qabaa’ilka kale ee Daaroodka magaalada Kismaayo un bay deggan yihiin ee baadiyaha ma deggana. Ogow 7 tuulo ayuu hawiye ku leeyahay Jamaame (caasimaddii Jubbada hoose xilligii talyaaniga), Daaroodna isagu Jamaame tuulo kamaba daggana, haddii xaalku sidaas yahay, yaa Kismaayo deegaan u ah Hawiye iyo Daarood? Dadka Hawiyaha ah ee ilaa iyo 1992 xerada IFFO dagganse xaggey kasoo qaxeen?

http://www.keydmedia.net/article/articl ... gaanka_ah/

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 6:37 am
by sheekh-Farax-zero
so called Gaaljecel villages are wallaahi almost all Bantu villages, we know Baladweyne city is half owned by Gaaljecel, without them Xawaadle can do shitt there,, if they dwell all those villages , without doubt they could have easily controlled Kismaayo .

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 7:22 am
by AhlulbaytSoldier
There is no doubt that Hawiye and Habargidir lives in Jubbooyinka :blessed:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 7:39 am
by MarsinQorahay
Hutubaqhtii, stop dividing the noble habr gidir from Hawiye couse i can see your scareness for them.
I don't know about gaaljecel but sheikhaal is NOT hawiye, if you say they are then bring some sources.
Waamo is 100% settled by OGADEN, Ras kamboni is also settled by OGADEN and bajuni people.
Hawiye has nothing to do with Jubbada dhexe and Hoose. :blessed: May allah bless the people of Habar gidir.

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:10 am
by sheekh-Farax-zero
since when Hoosingow and Raaskamboni become Degmoyin , this Hutu website owner don't even know what he is
talking about and raaskamboni as gaaljecel deegaan , :lol:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:21 am
by MarsinQorahay
since when Hoosingow and Raaskamboni become Degmoyin , this Hutu website owner don't even know what he is
talking about and raaskamboni as gaaljecel deegaan , :lol:
You got that from Keydmedia? LMAO no wonder :pac:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:24 am
by AbkoowDhiblaawe
Turdho is a Abgaal tuulo specially wacbuudhan :blessed:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:29 am
by MarsinQorahay
Turdho is a Abgaal tuulo specially wacbuudhan :blessed:
There is also 4 tuulos owned by abgaal, named, gusyare,guswayne, kintir soogado, iswadhwarsangeliow.

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:32 am
by AbkoowDhiblaawe
this post was made by Cagdheer slave khaniisqoraxeey he is now on your ignore list

:whew:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:35 am
by AhlulbaytSoldier
this post was made by Cagdheer slave khaniisqoraxeey he is now on your ignore list

:whew:

LMAOOO :pac: :dead: :dead:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:44 am
by AbkoowDhiblaawe
looool this cagdheer slave wu waashay mays tiri :pac:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:49 am
by MarsinQorahay
:pac: nigga changed his picture to the noble Ina iley, you got that angry for the 4 tuulos of Abgaal in jubbada dhexe didn't you?

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 8:51 am
by AbkoowDhiblaawe
:whoa:
post made by Khaniisqoraxeey he is in your ignore list
why is this cagdheer slave talking to me? :mindblown: :whew:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 9:01 am
by MarsinQorahay
waan ku gosana waraa. :pac:

Re: Ownership of Kismaayo according to HAG

Posted: Thu Mar 07, 2013 9:06 am
by AbkoowDhiblaawe
this cagdheer slave is also a cannibal subxaanka yaa ilahay :mindblown: :whew: