look at all hutus and helpers of demonic way run into thread with dribble all over their mouth.While many are promotting falsehood on this site about the Holy City, wishing for war and destruction, the truth is that the locals are happy with the governance and the youth enjoying their new found freedom.
Shame on the government for warmongering and wishing for clashes between brothers when they should be supporting the Kismayo Administration for their excellent work thus far.Sabti, Maarso 09, 2013 (HOL) —Waxaa shalay gelinkii danbe garoonka caalamiga ah ee waamo Stadium ee magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay kooxaha Zera A-da ee magaalada Kismaayo, kaasoo lagu dhiirigelinayay nabadda iyo isdhexgalka Bulshada.
Tartankan kubadda Cagta oo soo bilowday bishii Janaayo ee sanadkan ayaa waxa ku loolamayay kooxaha Zera A-da ee magaalada Kismaayo oo kala matalayay xaafadaha kala duwan ee magaalada, waxaana shalay gelinkii danbe lagu soo gabagabeeyay garoonka Waamo ciyaartii Finalka (kama danbeysta) oo dhexmartay kooxaha Aargo iyo Kisima.
Ciyaartan oo ahayd mid aad u xamaasad badan ayaa waxaa kasoo qeybgalay kumannaan qof oo reer Kismaayo ah oo isugu jiray rag iyo dumar, waxaana sidoo kale goob joog ka ahaa xubno ka tirsan guddiga Isboortiga ee gobolka jubada hoose.
Full article with more pics: http://www.hiiraan.com/news/2013/Mar/wa ... -21174.htm
Shame also on some Marehan members for choosing war over unity and peace, the locals have rejected your way and may you never set foot in the Holy City for you wish it many ills.
Ras Kamboni continue with the good work, May The Lord be with you.







