read more with pictures here---->>Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta 09 March,2013 garoonka diyaaradaha Garowe ku soo dhoweeyey wafdi ka socdey DF Somalia uuna horkacayey raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon 'Saacid'.
Wasiiro ,Xildhibaano ,dhalinyaro ,haween iyo dadweyne kale ayaa ku soo dhoweeyey raysal wasaaraha DF Somalia oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka socdey golayaasha DF Somalia oo watay boorar muujinaya inay taageersanyihiin nidaamka Federaalka ah.
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... axda.shtml










