gorma laga yaaba inad maalin uun sida qof fiyow u dhaqmi doontid? Afartan baad dhaaftayee sidi isku dhan waaba kula yaabanahay

Moderator: Moderators



1.Cirkoo da,ayo,daruruhu curteen,wabiyado caarshey
2.Codka gugaca,wiriqda cartami,dhibic casta robka
3.Ceel biyo leh,tog camirran,laago cirinciiri
4.Calow huubo,caraq dhane leh,cidaba xaalaynin
5.ciga raha ,cayayaan jiqdaa,ama cawiiq yeeri
6.cadceed dhalatay,cadaan nuurah,maalin cirifkeda
7.cows dhado leh,ubax carafsan ama caleen dhalatay
8.cowshu bodi,shimbiruhu cayar,duuli sare caadka
9.ciddile libax,shabel carleh ama dhurwaa ciiran
10.coon dawac,caal dheere gari,maroodi cagwayne
11.caris wiyil,goodir coocleh ama biciid caas ah
12.coofle daanyer,weer ciiq leh,gorey carabaayo
13.carbin faras,cagta orodleh ama gammaan caan ah
14.cad-cad ariga,ido ceeg madow,amase cesaamo
15.camash wann ah,orgi cuur ah,ama sameen calas ah
16.carwo,geela,caanaha lo,ad,cuudka iyo xoolo
17.ciir ladadshey,calool buxdo,gaajadii carartay
18.caruur dheregtay,hooyo ceeshtay,oday casheynayo
19.caways dumar,cayaar saargedood lala cajiibayo
20.ceeblo gabar,cabdiyo quruxley,caasho iyoluulo
21.cisman nuur,cakood shire,caabi iyo faarax
22.cartan wiil,curad deeqsi ah,caashaq iyo dooqi
23.caalim sheekh,caamiyo haween,niman cimaamadan
24.cirole goxosh,culimada digriyi,waqal casumaad ah
25.cimri jiray,cawiyo waan lahayn caado iyo dhaqane
26.Allow gedo colaad lagabaxo nabad caleen saarto
27.caasi waalid,cay iyo habaar,caadilkow magane
28.Afartaas cadeyaye miyan caynka ku adkeeyey
29.codka-gabay,masalo culus,caaqil hadalkii dheh
30.cabdi galayax,ismciil mire,cumar dagaa mudane
31.cilmi carab,yamyam iyo qamman,iyo codkii raage
32.sayidkii cargagtami jiray,iyo caliga dhuux aden
33.afarkalena caawimay tolkay,oo canaan tamaye
34.cosob dhul ah,biyuhu caabiyen cidina kuu diidin
35.carro dihin,cidlo meelah,uunku cago saarin
36.Cabsi daran,carqadi anay jirin,cafimad nabad ah
37.Calaf radso,camalshaqo waxdon,cadad kaso beero
38.Cagta saar,miigaha kucug,canabku daa-daadi
39.Casho dhawr ah,cagaarkuu baxaa,caarad soo bixine
40.Curdan baxay,caddey iyo galey,ama sabul curis ah
41.Cantob miro ah,cambe iyo moos,caris banbelmo ah
42.cow tolo,walalkaa hacunin,cadowna ha-uloogin
43.caajis-dhaaf,ceeb-kadurug,oo-allaah caabud
44.Allow gedo colaad lagabaxo,nabad calen saarto
45.Caasi walid,cay iyo habaar,caadilkow magane
46.Afartaas cadeyaye miyan caynka ku adkeeyey
47.Codka gabay,masalo culus,caaqil hadalkii dheh
48.cabdi galayax,ismciil mire,cumar dagaa mudane
49.cilmi carab,yamyam iyo qamman,iyo codkii raage
50.sayidkii cargagtami jiray,iyo caliga dhuux aden
51.Afarkalena waa eray codsi ah,gobiyo caynkede
52.Caku talo,cid-aankaa maqlayn,waa cuq-dabadede
53.Carr dagaala,calashada warmaha,oo ciddiyo siiba
54.Curiya guuto,caddad xoog leh,celinta duulanka
55.Cutub keena,ciidan weerar,cudud wax naafaysa
56.Carbis bixiya,kumandos cartami,coliyo baruud
57.Cabsi galiya,cabaasiyo baroon,caro banadiiq
58.Cula qoriga,kaaraha cabira,baasukaha caabin
59.Cagta mariya,cawaanta kufriga,ciida kula jiifta
60.Cid u dira,ciis iyo ugaas,waxa carada joogo
61.Cafis dhaha,ceelwaq iyo luuq,ceeb wixii jiray
62.Cadawada mareexan dhextal,cirib halagu duugu
63.Cizzadiina dhowrtoo, warhoy magaca soo celiya
64.calan sura,state cago-udhiga sharafku ciidciida
65.Allow gedo colaad lagabaxo nabad calen saarto.




Sahan Galbeed,
Walaal aniga waxaan wax ku qaymeeyaah waxaan arkay. Qabiilkeyga waa saleebaan dashame, Madarkicis Hiraab. I am actually Iska dhal. Mom is Sacad. Mareexaan are very generous and decent human beings. Wait till you meet some of them and watch their actions. I have even met Mareexaan alcoholics who were patrioric and just in their views. Kuwa Fiyoow iskaba daah.




Caburiye and MPLSmayor are the same person? Wasn't Caburiye a Murule dude from Mandheera, Kenya?Lol walle caburiye is ma badalo..amaan iyo cay buu isku dhex dar
a. Alcoholna xagee na ga soo gashey

I don't know what expertise mareexaan have in making the country economically stronger but I have no worries about Mareexaan person Inviting foreign enemies to Somali to kill people. That is Very Important to us because Only a true patrotic person can be entrusted with the higher Position.Top notch folks and exactly what Somalis need!! We could do another Siyad Barre now !

and what mareexaan are or are not is evaluated with Few Punkz who come to troll in Somalinet? So if I tell you I like to Pee on myself that means all Habargidir like to pee on themselves?I have heard the Mareexaan are good people laakiin when you have the likes of Republic Mustapha union and Ximaanxaarle express their views on this site you tend to think otherwise.People like Perfect Order Base and even GK are maybe carrying the dying embers of that torch methinks

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 26 guests