Page 3 of 3

Re: Government mps flying to kismayo

Posted: Wed Apr 03, 2013 1:41 pm
by Murax
[Dude I all along knew they wanted to stall the JL formation till the next term and use excuses of technicalities hampering its process .

I do not think You are fiyow 99% of the time, but You are 100% spot on Here. That is a strong possibility.

Re: Government mps flying to kismayo

Posted: Wed Apr 03, 2013 2:35 pm
by The`Republic
Some mps have been given death threats notice if they attempt to leave mugdisho but some left anyway. Up to 60 mps are expected to be in kismayo within the next 24 hours. The first group of this have landed today.

Waxaa Daqiiqado ka hor Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose garay Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Somalia.

Imanshaha Xildhibaanada ayaa waaxaa Kismaayo24.com u xaqiijiyay Xildhibaan Cabdilahi Yusuf Cali Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Jubboyinka isla markana ka mid ah Xildhibanada manta soo garay magaalada Kismaayo.

Xildhibaanada Waxaa garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweyay Gudomiyaha Maamulka KMG ah ee Kismaayo Axmed Madoobe Gudomiyaha Saxiixeyaasha Jubbaland Sh Maxamed Aw-libaax iyo Masuliyin kale oo ka tirsan Gudiga Farsamada Jubbaland.

Kadib Marki Xildhibaanadaasi ay si nabad ah ku tageen Goobti logu talagalay ayaa waxaa dib hawada ugu soo labtay Isgarsiinta Magaalada Kismaayo.

Xildhibanada aan magacyadooda helnay ee soo garay Kismaayo waaxaa ka mid ah

Xildhibaan Maxamuud Cali Magan

Xildhibaan Cabdirshiid Xidig

Xildhibaan Cabdilahi Yusuf Cali Nuur

Xildhibaan Shuuriye

Xildhibaan Xildhibaan Nuur Maxamed Farax ( Nuur Badiyow)

Xubnaha kala ayaan wali Magacyadooda ku raad jognaa waxana soo gudbindoona marki aanu helno insha alah
Of those listed Shuuriye and Xiddig are Ogaden.

Magan is Marehan/rer Ugas Shermake
Cabdullahi is Marehan/Talxe
Nuur is Marehan/rer Kooshin

Here is Nuur being one of those who spoke today

Image