Kulan ay ku yeesheen Magaalada Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose Beesha Sheekhaaleed ayay kaga hadleen arimaha maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo, ayay kaga soo horjeesteen shirka Maamulka loogu samaynayo Jubbooyinka.
Nabadoonka Beesha Shekhaal Cabdi Aadan ayaa u sheegay markii uu kulanku soo dhamaaday in aysan beesha Sheekhaal cid matasha oga qayb galin shirka Kismaayo, wuxuuna sheegay Beeshoodu inaysan u hogaansami doonin Natiijadii kasoo baxda Shirka ka socda Kismaayo.
Beesha Sheekhaal ayaa sheegtay shirarka ka socda Magaalada Kismaayo inaysan u dhamayn dadka daga deegaanada Jubbooyinka isla markaana ay wadato koox gaar ah oo iyadu danaheeda ka fiirsanaysa.
http://badweyn.com/dhagayso-beelaha-she ... -kismaayo/
Martiile Hiraab, Gaaljecel, Dir all say fuck off to this foreign clan project !







