Page 1 of 1

Faysal The Hyena: HAG Dynasty is mobilizing against Isaaq

Posted: Wed Apr 10, 2013 10:59 am
by AhlulbaytSoldier
Eng Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaisa ayaa si kulul u dhaliilay Nidaamka Siyaasadeed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Hormuudka u yahay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.

Feysal ayaa sheegay Kooxda Damujadiid la yiraah oo ka daran Al-shabaab iyo Al-itixaad inay gacanta u gashay Siyaasadii Soomaaliya isla markaana aysan doonayn Soomaaliya inay kala go’do, wuxuna sheehay sidoo kale inay kasoo horjeedaan Nidaamka Federaalka oo uu Tusaale usoo qaatay Maamulka laga dhisayo Kismayo oo uu sheegay taako inuu ku hayo Xasan Sheekh Maxamuud.



kkkkkkkkk calaacal badnaa ninkaan
Who wants to attack clan enclave in the north??? :mindblown:

http://saadaalnews.com/2013/04/09/dhaga ... mu-jadiid/

Re: Faysal The Hyena: HAG Dynasty is mobilizing against Isaa

Posted: Wed Apr 10, 2013 4:33 pm
by obstacle24
walee faysal waa inuu doctor tagaa , bal wax uu sheega fiiri