Women and inheritance.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Women and inheritance.

Post by zingii »

Ma xaq baa in la duudsiiyo dhaxalka waalidkood?

Tusaale:

Nin baatahay oo awlaad ka dhalay gar kaliya.
Duunyo waxaad ka haysataa 10 geel ah.

Markay taadu gasho oo aad geeriyooto, xoolaha aad dhaqan jirtay yaa dhaxlaya?
Gabadhaada mise, adeeradeed oo adiga kula dhashay?


Suaalahan waxaan ku keenay sheeko layga sheekeeyay awgeed.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”